{"id":51641,"date":"2018-06-20T22:31:23","date_gmt":"2018-06-20T20:31:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51641"},"modified":"2018-06-20T22:31:23","modified_gmt":"2018-06-20T20:31:23","slug":"daawo-wafdi-ka-socday-madaxtooyada-somaliland-oo-kullan-la-qaatay-odoyaasha-waxgaradka-laascaano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51641","title":{"rendered":"DAAWO wafdi ka socday madaxtooyada Somaliland oo kullan la qaatay odoyaasha &#038; waxgaradka Laascaano"},"content":{"rendered":"<p>20 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Wafti uu hogaaminayo La taliyaha arrimaha bulshada Madaxweynaha Somaliland oo maalmihii lasoo dhaafey ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa maanta kulan la qaatey qaar ka mid ah Odoyaasha iyo Waxgaradka magaaladaas, iyagoo kala\u00a0hadlay arrimo ku saabsan\u00a0sidii uu maamulka Muuse Biixi u haysan lahaa magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/24.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-51642\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/24.png\" alt=\"24\" width=\"623\" height=\"354\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/24.png 843w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/24-300x170.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/24-768x436.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/24-292x166.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/24-638x363.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 623px) 100vw, 623px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hadalo ay kullanka ka jeediyeen qaar ka mid ah Odoyaashii iyo Waxgaradkii kulanka ka qeybgalay ayaa waxay ku taageereen maamulka Muuse Biixi iyo sii haysashadiisa magaalada waxayna\u00a0si gaar ah fariin ugu direen qabaa,ilka ku nool mandiqada Puntland.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa ku hanjabay in maamulkiisu ay Mushahaarka ka joojin doonaan odoyaasha taageeray kacdoonka looga soo horjeedo maamulka Jeegaanta.<\/p>\n<p>Maaha waftigii ugu horeeyay ee Muuse Biixi usoo diro magaalada Laascaanood, waxaana horey gacmo maran uga huleelay wafti heer wasiiro ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamanka Somaliland.<\/p>\n<p>Guud ahaan Gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka socda KACDOON shacab oo looga soo jorjeredo maamulka Muuse Biixi ee xooga ku haysta dhulka Puntland, wuxuuna ku guul daraystay maamulka Muuse Biixi inuu damiyo KACDOONKAAS.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalka kullanka Odoyaasha iyo Waxgaradka magaalada<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/sHw97QUfm4Q\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Dhanka kale\u00a0wafdiga ka socday madaxtooyada Somaliland oo kullan kale la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada\u00a0magaalada Laascaanood iyagoo ka baryey taageero.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalka kullanka dhalinyarad magaalada<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PNPZsmKzWWA\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 June 2018 (Puntlandes)\u00a0Wafti uu hogaaminayo La taliyaha arrimaha bulshada Madaxweynaha Somaliland oo maalmihii lasoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2051,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51643,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51641\/revisions\/51643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51642"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}