{"id":51650,"date":"2018-06-21T14:58:41","date_gmt":"2018-06-21T12:58:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51650"},"modified":"2018-06-21T14:58:41","modified_gmt":"2018-06-21T12:58:41","slug":"akhriso-shirkii-golaha-xukuumadda-dawladda-puntland-oo-looga-hadlay-xoraynta-dhulka-la-haysto-qodobo-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51650","title":{"rendered":"Akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay xoraynta dhulka la haysto &#038; qodobo kale"},"content":{"rendered":"<p><strong>Madaxtooyada Dawladda Puntland<br \/>\nWar-saxaafadeed<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1.Abdalla-Guure-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51651\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1.Abdalla-Guure-1.jpg\" alt=\"1.Abdalla Guure\" width=\"624\" height=\"453\" \/><\/a><\/p>\n<p>&#8212;<\/p>\n<p>Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha \u00a0Amniga Puntland, siyaasadda ka hortaga cudurka dilaaga ah ee HIV\/AIDS iyo ilaalinta gaadiidka Dawladda.<\/p>\n<p><strong>Amniga Puntland:<\/strong><\/p>\n<p>Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo warbixin ka dhageystay\u00a0 Wasaaradda Amniga ayaa sheegay \u00a0in Amniga guud ee Puntland wacan yahay, iyadoo Goluhu caddeeyeen in dalku galay heegan dibu-xoreyn ah iyo soo celinta xuduuddaha \u00a0dastuuriga ah ee Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Golaha Xukuumada oo ku dheeraaday Amniga dalka ayaa \u00a0faray shacabka Puntland\u00a0 inay gacan mugleh siiyaan \u00a0ciidammada qalabka sida, kuwaas oo u taagan sugida Amniga iyo xasiloonida dalka.<\/p>\n<p><strong>Siyaasada Ka Hortaga Dilaaga \u00a0HIV\/AIDS:<\/strong><\/p>\n<p>Golaha Xukuumada Dowladda\u00a0 Puntland ayaa loo qeybshay siyaasada ka-hortaga dilaaga HIV\/AIDS ka, siyaasadaas oo ay soo gudbisay Hay&#8217;adda <strong>Puntland AIDS Commission <\/strong>oo \u00a0qeexaysa yareynta waxyaabaha sahla iyo\u00a0 xakameynta, cudurka dilaaga ah ee HIV\/AIDS ayaa la horkeeni doonaa\u00a0 kulanka\u00a0 xiga ee golaha xukuummada si loo meel mariyo siyaasada ka hortaga\u00a0 dilaaga HIV\/AIDS.<\/p>\n<p><strong>Ilaalinta Gaadiidka Dowlada (GD):<\/strong><\/p>\n<p>Golaha Xukuumada Dowladda Puntland ayaa \u00a0dood dheer ka yeeshay ilaalinta gaadiidka Dowladda, waxayna golaha oo warbixin ka dhageystay Wasaaradda\u00a0 Howlaha Guud iyo Gaadiidka Dowladda Puntland ay xuseen in aysan marna dhaceyn in hanti Dowladdeed lagu xad-gudbo, cid-kastoo isku daydana talaabo sharciga ku-suntan laga qaadayo.<\/p>\n<p>Ugu Danbeyn, Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda iyo\u00a0 Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka inay soo gudbiyaan\u00a0 warbixin tafatiran oo la xiriirta adeegsiga iyo daba-galka gaadiidka Dowladda<\/p>\n<p><strong>DHAMAAD<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Provided by Puntland Government Secure System<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Dawladda Puntland War-saxaafadeed &#8212; Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51651,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51650","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1191,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51652,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51650\/revisions\/51652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51651"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}