{"id":5170,"date":"2014-12-21T21:50:46","date_gmt":"2014-12-21T20:50:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5170"},"modified":"2014-12-21T21:50:46","modified_gmt":"2014-12-21T20:50:46","slug":"dhageyso-dood-kulul-oo-ku-saabsan-rw-sharmaarke","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5170","title":{"rendered":"DHAGEYSO: Dood Kulul Oo Ku Saabsan RW Sharmaarke"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa 17-12-2014 u magacaabey Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke in uu noqdo Raysalwasaaraha bedalaya Cabdiweli Shiikh oo dhawaan Xildhibaanada Baarlamaanka ka waayey codka kalsoonida.<\/p>\n<p>Hadaba Idaacada VOS waxa ay qabatay Barnaamij gaar ah oo aad xiiso badan oo loogu doodi doono sida ay Aqoonyahanada u arkaan Magacaabista Mr. Sharmaarke.<\/p>\n<p>Asxaabta Nagala qeyb galeyso waxaa ka mid ah<\/p>\n<p>Xasan Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa Ergada Ansixinta Dastuurka Dowlada Federaalka ee Soomaaliya, sidoo kale ka soo qeyb qaatay dhismahay Maamulka Jubaland xiligaan ne ku sugan Magaalada Geneva.<\/p>\n<p>Daahir Cali Kamiin, oo ka mid ahaa Bulshada Rayidka , kana mid ahaa aas aasyaashii Jilayaal Aan Dowliga eheen.<br \/>\nkuna sugan Holland.<\/p>\n<p>Mustaf Bashiir Gobdoon , oo ah GudoomiyahaSomali Swiis Diassporo oo ku sugan isla Holland.<\/p>\n<p>Abwaan Ciire Axmed Xasan Dr. Ligle oo ku sugan Dalka Norway.<\/p>\n<p>Mustaf Caadle oo ah Aqoonyahan Dhanka Culuunta siyaasada iyo Maamulka oo ku sugnaa Dalka Turkey.<\/p>\n<p>Waxaa Diyaariyay Cabdiqani Cali Dalmar<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/Bn47EaSUXQY\" width=\"560\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha DFS Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa 17-12-2014 u magacaabey Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5170","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1546,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5171,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5170\/revisions\/5171"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}