{"id":51789,"date":"2018-06-27T21:04:09","date_gmt":"2018-06-27T19:04:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51789"},"modified":"2018-06-27T21:04:09","modified_gmt":"2018-06-27T19:04:09","slug":"akhriso-wasiiru-dowlaha-boostada-iyo-isgaarsiinta-oo-ka-horyimid-dhismaha-guddigii-isgaarsiinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51789","title":{"rendered":"Akhriso Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka horyimid dhismaha Guddigii Isgaarsiinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>27 June 2018 (Puntlandes) Wasiir dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya C\/llaahi Bile Nuur ayaa ka horyimid magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo uu dhowaan\u00a0magacaabay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan.<\/p>\n<p>Wasiir dowlaha Qoraal\u00a0ayaa uqoray Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan\u00a0isagoona ku ogeysiiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha\u00a0wuxuuna\u00a0ku\u00a0faahfaahiyey\u00a0cabashada Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo\u00a0Dawlad\u00a0 goboleedyada ka keeneen xubnaha Guddiga Isgaarsiinta Qaran oo Hal shirkad u badan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in isaga iyo Wasiir kuxigeenka aan lagala tashan magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka, isla markaana dalbaday in kulan degdeg ah la isugu yimaado, si xal kama dambeys looga gaaro muranka jira nuqulada is diidan ee Xeerka Isgaarsiinta Qaranka, maadaama xeerka uu Madaxweynaha saxiixay iyo kan uu Wasiirka tixraacay ay is diidan yihiin.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in xulida iyo magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka ay door muhiim ku lahaadaan dowlad goboleedyada iyo shirkadaha Isgaarsiinta dalka.<\/p>\n<p>Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howl galla dalka ayaa dhowaan cabasho ka keenay Guddiga Isgaarsiinta Qaranka ee uu sameeyay Wasiirka inay hal shirkad u badan yihiin.<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/39b6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-51790\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/39b6.jpg\" alt=\"39b6\" width=\"666\" height=\"920\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/39b6.jpg 719w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/39b6-217x300.jpg 217w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/39b6-292x403.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/39b6-638x881.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 666px) 100vw, 666px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 June 2018 (Puntlandes) Wasiir dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya C\/llaahi Bile Nuur ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1248,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51789"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51791,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51789\/revisions\/51791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51790"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}