{"id":51853,"date":"2018-06-28T16:55:02","date_gmt":"2018-06-28T14:55:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51853"},"modified":"2018-06-28T16:55:02","modified_gmt":"2018-06-28T14:55:02","slug":"akhriso-shirkii-golaha-xukuumadda-puntland-oo-looga-hadlay-arimaha-kala-ah-amniga-dalka-mideyna-hayaddaha-pia-pss-xeerka-tayo-dhowrka-kheyraadka-badda-iyo-warbixino-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51853","title":{"rendered":"Akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, mideyna hay&#8217;addaha PIA &#038; PSS, xeerka tayo-dhowrka kheyraadka Badda Iyo warbixino kale"},"content":{"rendered":"<p>Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland <strong>DR: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, <\/strong>ayaa waxaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, mideyna hay&#8217;addaha PIA &amp; PSS, xeerka tayo-dhowrka kheyraadka Badda Iyo warbixino kale.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1.Abdalla-Guure-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51651\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/1.Abdalla-Guure-1.jpg\" alt=\"1.Abdalla Guure\" width=\"624\" height=\"553\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Xaaladda Amniga Dalka:<\/strong><\/p>\n<p>Golaha Xukuumada Dowladda Puntland oo warbixin ka dhageystay Wasaaradda Amniga ayaa amaanay ciidamada qalabka sida, oo goor walba u taagan sugida, dabagalka iyo fashilinta isku dayga qaswadayaashu maleegayaan, waxayna golaha oo si xeel dheer uga faalooday Amniga dalka ay sheegeen in la-iska kaashado garabna lasiiyo ciidamada geesiyada ah oo u taagan xoreynta dalka iyo xaslinta nabad galiyada guud.<\/p>\n<p><strong>Mideynta Hay&#8217;addaha PIA&amp;PSS:\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Golaha xukuumada Dowladda Puntland oo tixraacaya dastuurka dalka iyo baahida loo qabo hay&#8217;add Amni oo si buuxda u shaqeysa ayaa dood dheer ka yeeshay magaca iyo mideynta hay&#8217;addaha Amaanka dalka, waxayna golahu cod buuxa ku meel mariyeen mideynta hay&#8217;addaha PIA &amp; PSS,isla markaan loo bixiyey Magac cusub oo ah hay&#8217;adda nabad-sugida iyo Amniga Puntland (Puntland intelligence and security agency <strong>(PISA).<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xeerka Tayo-dhowrka Kheyraadka Badda. <\/strong><\/p>\n<p>Golaha xukuumada Dowladda Puntland ayaa warbixin kooban ka dhageystay Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo u qeybisay golaha xeerka tayo-dhowrka kheyraadka Badda, xeerkaan oo qeexaya baarista, tayada, hubinta iyo cadeynta guud ahaan kaluunka ayaa lagu meel marin doonaa kulanka xiga ee golaha xukuumadda.<\/p>\n<p><strong>Warbixino:<\/strong><\/p>\n<p>Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga dabagalka iyo ilaalinta Gaadiidka Dowladda oo meel fiican marinaya tixraaca iyo waafajinta sharciga ee gaadiidka Dowladda <strong>(GD).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 -DHAMMAAD-<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland DR: Cabdiweli Maxamed Cali&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51651,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1568,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51853","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51853"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51854,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51853\/revisions\/51854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51651"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}