{"id":5189,"date":"2014-12-22T13:52:18","date_gmt":"2014-12-22T12:52:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5189"},"modified":"2014-12-22T13:52:18","modified_gmt":"2014-12-22T12:52:18","slug":"cadayn-mashaariicda-horumarineed-ee-puntland-dfs-waa-hor-istaagtaa-kuwa-somaliland-waa-ok","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5189","title":{"rendered":"Cadayn: Mashaariicda Horumarineed ee Puntland DFS waa hor istaagtaa Kuwa Somaliland waa OK"},"content":{"rendered":"<p>Heshiiskii shalay oo taariikhdu ahayd 21 dec 2014 ay ku saxiixeen DFS iyo Somaliland. Ayaa qodob ka mid ah wuxuu dhigayey Deeqaha aadminimmada iyo Mashaariicda dib u dhiska wuxuuna \u00a0ku qornaa qodobka 2aad xarafka . Wuxuuna u dhignaa sidatan:<\/p>\n<blockquote><p>2 B) In aan la siyaasadayn deeqaha aadminimmada iyo Mashaariicda dib u dhiska weliba la dhiiri geliyo.<\/p><\/blockquote>\n<p>Waa arin qof kasta in uu soo dhaweeyo mudan haddii wax la tarayo dadka ku nool Somaliland waana mudan yihiin taas iyo wax ka wayn.<\/p>\n<p>Laakiin waxaa xusid mudan in DFS ay horjoogsatay walina taako ku tahay in Mashaariic dib u dhis iyo kuwo Horumarineed laga hirgeliyo Puntland. Marka maxay Somaliland uga duwan tahay Puntland? Hee waa Qabiilka!!<\/p>\n<p>Halkana ka daawo Heshiiskii<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1207.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5137\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1207-225x300.jpg\" alt=\"1207\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1207-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1207-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/1207.jpg 480w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Heshiiskii shalay oo taariikhdu ahayd 21 dec 2014 ay ku saxiixeen DFS iyo Somaliland. Ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5189","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1595,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5190,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5189\/revisions\/5190"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}