{"id":51944,"date":"2018-07-02T16:15:45","date_gmt":"2018-07-02T14:15:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51944"},"modified":"2018-07-02T16:15:56","modified_gmt":"2018-07-02T14:15:56","slug":"daawo-video-sucuudiga-oo-qaaday-xayiraaddii-saarnayd-xoolaha-soomaaliya-ee-loo-dhoofin-jiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=51944","title":{"rendered":"Daawo Video: Sucuudiga oo qaaday Xayiraaddii saarnayd xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin jiray"},"content":{"rendered":"<p>02 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Xayiraddii saarnayd xoolahii loo dhoofin jiray dalka Sucuudiga ayaa la qaaday kaddib markii mas\u2019uuliyiin ka socda dowladda Soomaaliya ay kulan arrintaasi looga arrinsanayo ay kala yeesheen Sucuudiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/41a9a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-51945\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/41a9a2.jpg\" alt=\"41a9a2\" width=\"650\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/41a9a2.jpg 650w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/41a9a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/41a9a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/41a9a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/41a9a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka xannaanada xoolaha Soomaaliya Sheikh Nuur Maxamed Xasan wuxuu sheegay in hadda lagu guulaystay in xayiradda laga qaado xoolahii loo dhoofan jiray Sucuudiga<\/p>\n<p>Dalka Sucuudiga ayaa sannadkii 2016-kii sheegay inaysan qaadanaynin xoolaha laga soo dhoofiyo Soomaaliya oo ay sheegen in xoolaha ay qabaan xumada Riftvalley.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa intaasi ku daray in wasaaradda xannaanada xoolaha ay xaqiijisay in xoolaha aysan qabin cudurka.<\/p>\n<p>Daawo Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS Mudane\u00a0Sheikh Nour Mohamed Hassan\u00a0oo Sheegay in la qaaday Xayiraaddii Saarneyd Xoolaha Soomaaliya ee loo dhoofin jiray Dalka Sucuudiga<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/rZTNWWorCJI\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Xayiraddii saarnayd xoolahii loo dhoofin jiray dalka Sucuudiga ayaa la qaaday kaddib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51945,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51944","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1354,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51944","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51944"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51946,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51944\/revisions\/51946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/51945"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}