{"id":52061,"date":"2018-07-05T08:45:45","date_gmt":"2018-07-05T06:45:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52061"},"modified":"2018-07-05T08:46:32","modified_gmt":"2018-07-05T06:46:32","slug":"sawirro-dowladda-soomaaliya-iyo-shirkado-shiinees-ah-oo-heshiis-kalluumeysi-ku-kala-saxiixday-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52061","title":{"rendered":"Sawirro: Dowladda Soomaaliya iyo Shirkado Shiinees ah oo heshiis Kalluumeysi ku kala saxiixday Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>05 July 2018 (Puntlandes) Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka dalka ee dowladda Soomaaliya C\/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa magaalada Nairobi heshiis horudhac ah kula gaaray Madaxa shirkaddaha Kalluumeysiga dibadda ee dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa maanta heshiis kalluumeysi oo hal sano ah la saxiixannay madaxa ugu sarreyo shirkadaha dibadda ee\u00a0\u00a0 dalka shiinaha mr Davy Chen,\u00a0 si aan ugu faa\u2019ideysano kheyraadka baddeena waxaanan si dhaw ula socon doonaa kalluumeysiga shirkadaha dalka shiinaha ee imaanaya dalkeenna\u201dayuu yiri Wasiirka Kalluumeysiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay\u00a0in shatiyada kalluumeysiga la siinayo shirkadaha dalkaasi shiinaha ee ka shaqeeya kalluumeysiga, isla markaana ay si dhow ula socon doonaan kalluunka ay soo saaraan iyo la dagaallanka\u00a0 shirkadaha sida sharci darrada ah uga kalluumaysta dalka Somalia.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in qorshaha wasaaradda kheyraadka u yahay sidii looga faa\u2019ideysan lahaa kheyraadka baddeenna, iyadoo fursadan ka faa\u2019ideysan doonaan dad badan oo dan yar ah waxana heshiiskan goob jog ka ahaa xogyaha kobaad ee safaarada Somalia ee Dalka Kenya Habiib Mohamed Egal.<\/p>\n<p>Wasiir C\/raxmaan ayaa sheegay in bisha September ee soo socota uu Madaxweyne Farmaajo uu booqasho ku tagi doono dalka Shiinaha, halkaasoo uu uga qeyb geli doono shir looga hadlayo\u00a0arrimaha kalluumeysiga iyo xiriirka labada dal ay wadaagaan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa bishii hore ku gaaray magaalada Baydhabo heshiis ku saabsan wadaagga kheyraadka dalka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52062\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c3.jpg\" alt=\"42c3\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c3.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52063\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c4.jpg\" alt=\"42c4\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c4.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52064\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c5.jpg\" alt=\"42c5\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c5.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 July 2018 (Puntlandes) Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka dalka ee dowladda Soomaaliya C\/raxmaan Maxamed Cabdi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52062,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52061","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1160,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52061","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52061"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52061\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52065,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52061\/revisions\/52065"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52062"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52061"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52061"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52061"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}