{"id":52071,"date":"2018-07-05T13:24:42","date_gmt":"2018-07-05T11:24:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52071"},"modified":"2018-07-05T13:24:42","modified_gmt":"2018-07-05T11:24:42","slug":"ethiopia-oo-onlf-ka-saartay-liiska-argagixisada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52071","title":{"rendered":"Ethiopia oo ONLF ka saartay liiska argagixisada"},"content":{"rendered":"<p>05 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamanka dalka Itoobiya ayaa maanta ansixiyey qaraar ururada ONLF, OLF iyo Ginbot 7 ee dalkaas ka saaraya liiska argagixisada oo ay horay dawladihii dalkaasi geliyeen, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee Fana.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52073\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c7.jpg\" alt=\"42c7\" width=\"449\" height=\"299\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c7.jpg 738w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c7-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c7-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c7-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42c7-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 449px) 100vw, 449px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Baarlamanka ayaa qaraarkan ku ansixiyey cod aqlabiyad leh, waxaana qaraarkan Baarlamanka u gudbiyey sabtidii tagtay golaha wasiiradadalkaas.<\/p>\n<p>Tallaabooyinkan ayaa qeyb ka ah isbeddelada siyaasadeed ee dalkaas uu ka wado ra\u2019iisul wasaare Dr Abiy Ahmed,\u00a0isagoo horey xabsiyada uga sii daayey siyaasiin mucaarad ah.<\/p>\n<p>Dhowaan dowladda Ethiopia waxa ay xabsiga ka daysay sarkaal ka tirsanaa ONLF oo lagu magacaabo Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax, kaasi oo dowladda Somalia ay Ethiopia u gacan gelisay bishii august ee 2017-kii.<\/p>\n<p>Qalbi-Dhagax ayaa ka dhoofay magaalada Addis-Ababa, waxaana\u00a0xalay si ballaaran loogu soo dhaweeyey \u00a0magaalada Naiorbi oo uu hadda ku sugan yahay.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa xusid mudan in sanadkii hore markii dawladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Qalbi Dhagax ay golaha wasiirada Soomaaliya ansixiyeen in ururka ONLF uu yahay AGAGIXISO.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Baarlamanka dalka Itoobiya ayaa maanta ansixiyey qaraar ururada ONLF, OLF iyo Ginbot&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52071","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1022,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52071","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52076,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52071\/revisions\/52076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52073"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}