{"id":5211,"date":"2014-12-22T20:03:05","date_gmt":"2014-12-22T19:03:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5211"},"modified":"2014-12-22T20:03:05","modified_gmt":"2014-12-22T19:03:05","slug":"daawo-video-kulan-lagu-taageerayo-ururka-calmadow-oo-ka-dhacay-minneapolis-usa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5211","title":{"rendered":"Daawo Video: Kulan lagu taageerayo ururka Calmadow oo ka dhacay Minneapolis USA"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka USA kulan lagu taageerayey ururka Haweenka ee Calmadow. Waxaa ka soo qaybgalay marti sharaf aad u fara badan oo uu ka mid ahaa Gudoomiyaha Xaafada lixaad\u00a0 Cabdi Warsame.<\/p>\n<p>Gudoomiye Cabdi warsame ayaa taageero lixaad leh u muujiyey Ururkaas, wuxuu kaloo xusay in ay soomaalidu isugu mid yihiin kuna dadaalayaan in ay caawiyaan intii karaankood ah. Isagoo tusaale u soo qaatay Deeq Computer ah oo u dhiganta 1100000 hal malyan iyo boqol kun oo doolar oo ay dhawaan gayndoonaan Gobolada Puntland iyadoo ay ku xigidoonto Somaliland.<\/p>\n<p>Marti sharaf badan ayaa halkaas ka hadlay iyagoo taageero u muujiyey ururka calmadow. Waxaana ugu dambayn soo xirtay xaflada Gudoomiyaha ururka calmadow Deeqa Xasan Shabelle waxayna sheegtay in ururkaas loo aasaasay baahida ka taagan Gobolada ay magacooda wataan.<\/p>\n<p>Daawo videoga<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/4pnRxQqBZsA\" width=\"680\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka USA kulan lagu taageerayey ururka Haweenka ee Calmadow&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5211","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1748,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5211"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5213,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5211\/revisions\/5213"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}