{"id":52207,"date":"2018-07-10T12:26:20","date_gmt":"2018-07-10T10:26:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52207"},"modified":"2018-07-10T12:26:20","modified_gmt":"2018-07-10T10:26:20","slug":"shariif-xasan-amisom-waa-ku-fashilmeen-inay-isku-furaan-waddooyinka-ay-godoomisay-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52207","title":{"rendered":"Shariif Xasan \u201cAMISOM waa ku fashilmeen inay isku furaan waddooyinka ay go\u2019doomisay Alshabaab&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>10 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku eedeeyay ciidamada AMISOM inay ku fashilmeen inay isku furaan waddooyinka ay go\u2019doomisay Alshabaab ee deegaanada Koofur Galbeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52208\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43b.jpg\" alt=\"43b\" width=\"521\" height=\"347\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43b.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43b-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 521px) 100vw, 521px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa sheegay in dhibaatooyin badan ay ka jiraan waddooyinka deegaanadaas, sida wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, iyo wadada isku xirta Baraawe iyo Afgooye.<\/p>\n<p>\u201cAMISOM waa ku fashilmeen inay isku furaan waddooyinka ay go\u2019doomisay Alshabaab, waana joojiyaan inay isticmaalaan wadada isku xirta Baydhabo iyo Muqdisho\u201dayuu yiri Shariif Xasan oo ka hadlayay kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Koofur Galbeed oo shalay ka furmay Baydhabo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badna loo furo waddooyinka xiran iyo kuwa Al-Shabaab ay go\u2019doomiyeen.<\/p>\n<p>Wadada isku xirta Muqdisho illaa Baydhabo ayaa waxaa ka taagan dhibaatooyin kala duwan, sida Ciidamo ku labisan dharka ciidanka oo bishii la soo dhaafay u geysteen kufsi iyo dhac dadka ku safrayay wadadaas.<\/p>\n<p>Madaxda dowladda Federaalka ayaa horay u balan-qaaday in la isku furayo wadadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo, isla markaana wax laga qaban doono dhibaatooyinka ka jira wadadaas, balse illaa iyo hadda waxba lagama qaban.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_4_5b43fd3d11cdf_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku eedeeyay ciidamada AMISOM&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":907,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52209,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52207\/revisions\/52209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52208"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}