{"id":52273,"date":"2018-07-13T13:01:48","date_gmt":"2018-07-13T11:01:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52273"},"modified":"2018-07-13T13:01:48","modified_gmt":"2018-07-13T11:01:48","slug":"madaxweynaha-eretrea-oo-berrito-booqanaya-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52273","title":{"rendered":"Madaxweynaha Eretrea oo Berrito booqanaya Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>13 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dalka Eretrea Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago Dalka Itoobiya Maalinta Berri ah sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Dalka Eretrea , Yemane Meskel.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52181\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9.jpg\" alt=\"42b9\" width=\"532\" height=\"403\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9.jpg 900w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9-300x227.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9-768x582.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9-292x221.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42b9-638x483.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 532px) 100vw, 532px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mr; Meskel, ayaa boggiisa Tweeter-ka kusoo qoray in Berrito oo Sabti ah uu Afwerki tegi doono Addis Ababa.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku tegi doono Berrito oo ay Taariikhu tahay 14-ka July Dalka Itoobiya \u201d ayuu yiri Yemane xilli hore oo Maanta ah.<\/p>\n<p>Booqashadan ayaa imaanaysa ka dib heshiiskii nabadeed ee uu gar wadeenka ka ahaa Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed ee dhawaan ka dhacay Magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eretrea.<\/p>\n<p>Heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay dhawaan Labada dhinac gaareen ayaa meesha ka saaraya mad-madoow badan oo ku kala dhex jiray Itoobiya iyo Eretrea, kaasoo dib usoo celiyay isu socodkii, xiriirkii Isgaarsiinta iyo is dhex galkii lumay Labaatan Sano ka hor wixii ka dambeeyay dagaalladii qaraaraa ee ka dhacay xadka Badhme 1998 illaa 2000.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Dalka Eretrea Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":991,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52274,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52273\/revisions\/52274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52181"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}