{"id":52293,"date":"2018-07-14T12:23:28","date_gmt":"2018-07-14T10:23:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52293"},"modified":"2018-07-14T12:23:28","modified_gmt":"2018-07-14T10:23:28","slug":"taliyaha-cusub-qeybta-43aad-ee-ciidanka-xoogga-dalka-oo-maanta-xilka-la-wareegaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52293","title":{"rendered":"Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka oo maanta xilka la wareegaya"},"content":{"rendered":"<p>14 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay maamulka Axmed Madoobe u diideen magaalada Kismaayo\u00a0 ayaa isla shalay gelinka dambe gaaray magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobolka Gedo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52294\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2.jpg\" alt=\"44a2\" width=\"600\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafdiga taliyaha waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay taliyaha Guutada Tobnaad ee xoogga dalka, Maamulka Degmada iyo qeybaha bulshada, isagoo salaan sharaf ka qatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.<\/p>\n<p>Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka ee ka howgalla Jubbooyinka iyo Gedo Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad kooban ayaa sheegay in uu u yimid sidii uu ugu kuur geli lahaa xaaladda ciidanka ee ka howlgall Jubooyinka iyo Gedo ee maamulka Jubbaland, isla markaana uu soo booqan doono dhamaan goobaha ay ciidamada ku suganyihiin.<\/p>\n<p>Taliya ayaa usii gudbay maanta magaalda Baardheera halkaas oo uu maanta xilka kala wareegayo Taliyihii hore ee\u00a0qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Sareeyo Saxardiid oo isna halkaasi u gaaray si uu xilka u wareejiyo.<\/p>\n<p>Maamulka Axmed Madoobe oo ay shacabka dawlad goboleedka Jubaland ay aad u naceen ayaa magaalada Kismaayo ka dhigay xabsi qofkii ka aragti duwanaada laga masaafuriyo, kii imaanayana loo diido.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Taliyaha cusub qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Sareeyo Guuto Cali Maxamed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52293","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1129,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52295,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52293\/revisions\/52295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52294"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}