{"id":52359,"date":"2018-07-16T11:10:04","date_gmt":"2018-07-16T09:10:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52359"},"modified":"2018-07-16T13:10:23","modified_gmt":"2018-07-16T11:10:23","slug":"agaasimaha-heyadda-sirdoonka-iyo-nabadsugida-oo-shaqo-joojin-ku-sameeyay-kuxigeenadiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52359","title":{"rendered":"Agaasimaha Hey\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugida oo shaqo joojin ku sameeyay Kuxigeenadiisa"},"content":{"rendered":"<p>16 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa shaqo joojin ku sameeyay kuxigeenadiisa 1aad iyo labaad ee Hey\u2019adda.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay Xafiiska Agaasimaha Hey\u2019adda NISA oo ku taariikheysnaa 16-kii bishan July oo maanta ku beegan ayaa waxaa shaqada looga joojiyay Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo Col. C\/qaadir Maxamed Nuur oo loo yaqaano Jaamac.<\/p>\n<p>C\/qaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xilka kuxigeenka NISA loo magacaabay sanad ka hor, kaasoo ku yimid dalabka Agaasimihii hore ee NISA C\/llaahi Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Sidoo kale Jen. Cabdalla Cabdalla ayaa muddo ahaa kuxigeenka Agaasimaha NISA illaa xilligii dowladdii Xasan Sheekh, waxaana uu u soo joogay is bedeladii ku dhacayay Taliyeyaashii isaga kala dambeeyay ee Hey\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn qoraalka ka soo baxay Agaasimaha Hey\u2019adda NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa waxaa lagu faray dhamaan qeybaha iyo hoggaanada hey\u2019adda NISA inay u hoggaansamaan amarkan shaqo joojinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/50.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52360\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/50.jpg\" alt=\"50\" width=\"581\" height=\"825\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/50.jpg 581w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/50-211x300.jpg 211w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/50-292x415.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 581px) 100vw, 581px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Agaasimaha Guud ee Hey\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA Xuseen Cismaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52360,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52359","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1059,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52361,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52359\/revisions\/52361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52360"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}