{"id":52375,"date":"2018-07-16T18:21:33","date_gmt":"2018-07-16T16:21:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52375"},"modified":"2018-07-16T19:10:10","modified_gmt":"2018-07-16T17:10:10","slug":"muuse-biixi-oo-hadlay-wafdigii-uu-u-dirsaday-puntland-arimo-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52375","title":{"rendered":"Muuse Biixi oo hadlay wafdigii uu u dirsaday Puntland &#038; arimo kale"},"content":{"rendered":"<p>16 July 2018 (Puntlandes) Madaxtooyada maamulka Jeegaanta ee uu hogaamiyo Muuse Biixi ayaa waxa maanta laga soo saaray war qoraal ah oo looga hadlay dagaalka Tukaraq, Ergadiii uu Muuse u dirsaday Puntland iyo shirka Soomaalida Brussels oo uu Faysal Cali Waraabe ku matalayo hoos ka akhriso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-50663\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21.jpg\" alt=\"21\" width=\"519\" height=\"346\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21.jpg 1500w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/21-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Somaliland waxay caddaysay inay diyaar u tahay xabbad joojin ka hirgasha Tukaraq. Xukuumadda Somaliland waxay hore u aqbashay soo jeedinta Qaramada Midoobay iyo Beesha Caalamka ee xabbad joojinta Tukaraq, Iyadoo dhulkeedii 70Km gudaha loogu jiro lagulana dagaallamayo xadkeeda.<\/p>\n<p>Ergadii Garoowe tagtay waxay ahaayeen ergo iskood isugu xilqaamay xabbad-joojin, marti-qaadna ka helay dhiggooda Garoowe oo hore u yimi halkan.<\/p>\n<p>Ciidamada Somaliland iyagoo ka duulaya deris wanaagga kana fogaanaya dhiig daata iyo ilaalinta doorka nabadda ayey dulqaad ku deggan yihiin Tuka-raq oo ah gudaha Jamhuuriyadda Somaliland daan-daansi iyo duullaanna may qaadin, xad dal kalena kuma socdaan.<br \/>\nShirka Soomaaliya ku qabsatay Brussels, waa shir iyaga u gaar ah, mana quseeyo Jamhuuriyadda Somaliland, wuxuuna la mid yahay shirarka ay ku qabsadaan Muqdisho iyo Garoowe.<\/p>\n<p>Waa kan Faysal Cali Waraabe oo shirka ku matalaya Muuse Biixi<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gHWOBGQOwIM\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 July 2018 (Puntlandes) Madaxtooyada maamulka Jeegaanta ee uu hogaamiyo Muuse Biixi ayaa waxa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50663,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1501,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52375","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52375"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52392,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52375\/revisions\/52392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/50663"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}