{"id":52398,"date":"2018-07-17T13:16:56","date_gmt":"2018-07-17T11:16:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52398"},"modified":"2018-07-17T13:16:56","modified_gmt":"2018-07-17T11:16:56","slug":"akhriso-wasiiru-dowlaha-maaliyadda-oo-ka-hor-yimid-warqad-uu-qoray-wasiirka-maaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52398","title":{"rendered":"Akhriso Wasiiru dowlaha Maaliyadda oo ka hor  yimid warqad uu qoray Wasiirka Maaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>17 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiiru dowlaha Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ka horjeestay warqad uu qoray Wasiirka Maaliyadda C\/raxmaan Ducaale Beyle, kaasoo ku-simaha Wasaaradda Maaliyadda uu uga dhigay Wasiir kuxigeenka Mr C\/llaahi Sheekh Cali Qaloocow, inta uu Wasiirku dalka ka maqan yahay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/440a8a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52400\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/440a8a.jpg\" alt=\"440a8a\" width=\"485\" height=\"239\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/440a8a.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/440a8a-300x148.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/440a8a-292x144.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/440a8a-638x314.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 485px) 100vw, 485px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Xayir ayaa qoraal u qoray Xisaabiyaha Guud, Bankiga Dhexe, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Hanti dhowrka Guud, kuna ogeysiiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ku sheegay in aanay sharciga waafaqsaneyn warqada uu qoray Wasiirka Maaliyadda C\/raxmaan Beyle.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda C\/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium, halkaasoo uu kaga qeyb galayo Shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, waxaa warqad uu qoray 13-kii bishan, ka hor inta aanu ka dhoofin dalka waxaa uu ku-sime uga dhigay Wasaaradda Maaliyadda Wasiir kuxigeenka, taasoo awood loogu siiyay saxiixyada iyo socodsiinta howlaha Wasaaradda inta uu Wasiirka dalka ka maqan yahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Akhriso qoraalka Wasiiru dowlaha Maaliyadda<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a8a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52399\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a8a1.jpg\" alt=\"44a8a1\" width=\"617\" height=\"829\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a8a1.jpg 625w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a8a1-223x300.jpg 223w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a8a1-292x392.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 617px) 100vw, 617px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiiru dowlaha Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ka horjeestay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52400,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1199,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52398"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52401,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52398\/revisions\/52401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52400"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}