{"id":52426,"date":"2018-07-18T12:11:00","date_gmt":"2018-07-18T10:11:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52426"},"modified":"2018-07-18T12:11:00","modified_gmt":"2018-07-18T10:11:00","slug":"dowladda-federaalka-soomaaliya-oo-sheegtay-xilliga-la-bilaabayo-kaararka-aqoonsiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52426","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay xilliga la bilaabayo Kaararka Aqoonsiga"},"content":{"rendered":"<p>18 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxtooyada, Wasaaradaha dalka, Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Bangiga Adduunka iyo saraakiil ka socda dalka Bakistan oo fulinaya hannaanka bixinta kaararka Aqoonsiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ujeedka kulankan ayaa ahaa dardar-gelinta Aqoonsiga Qaran ee Soomaaliya (Somali National ID) iyo sidii loogu fududeeyn lahaa muwaadin kasta oo Soomaalyeed qaadashadiisa. Sidoo kale khubarada ayaa soo banhigay faa\u2019iidooyinka uu u leeyahay doorashooyinka dalka, ammaanka iyo bini aadannimada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dhammaan dhinacyada kulanka isugu yimid ayaa isku raacay in ay muhiim tahay in si dhaqso ah loo guda galo fulinta howsha kaararka Aqoonsiga ee digital-ka ah inta aan la gaarin doorashooyinka 2020 dal ku uu gali doono.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxa istaraatiijiyadda Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna u qeybsanaha Barnaamijka Kaarar Aqoonsiga ee digitaalka ah Mudane Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in bilowga sanadka 2019 la-qoorsheynayo daah furka diiwaangalinta muwaadiniinta qaadanaya Kaarka Aqoonsiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMarka la gaaro bisha Janaayo 2019 waxaan bilaabi doonaa diiwaangalinta dadka, waxaan rajeyneynaa inta ka horreysa in aan dhammeystirno wax walba oo loo baahan yahay oo fududeynaya shaqadaan, innaga oo kaa shaneyna Bangiga aduunka iyo hey\u2019adda ka socda dalka Bakistaan oo shaqadan nala qaban doonta\u201d ayuu yiri Dr Nuur Fuursade.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Tobankii maalin ee ugu dambeysay waxaa dalka ku sugnaa wafdi qubaro ah oo ka socday Shirkadda NADRA oo ah waaxda dowladda Bakistaan u qaabilsan fulinta nidaamka Kaararka Aqoonsiga, kuwaas oo u joogay xog uruurin ku saabsan hirgalinta Barnaamijka Kaararka Aqoonsiga qaran ee dhawaan la bilaabo doono.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52427\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a.jpg\" alt=\"44b2a\" width=\"679\" height=\"452\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a.jpg 5472w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52428\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1.jpg\" alt=\"44b2a1\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1.jpg 5472w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52429\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2.jpg\" alt=\"44b2a2\" width=\"680\" height=\"453\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2.jpg 5472w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b2a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1185,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52426"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52430,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52426\/revisions\/52430"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52428"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}