{"id":52451,"date":"2018-07-19T12:23:39","date_gmt":"2018-07-19T10:23:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52451"},"modified":"2018-07-19T12:24:39","modified_gmt":"2018-07-19T10:24:39","slug":"sawirro-maxkamada-darajada-1-aad-ee-ciidamada-qalabka-sida-oo-eedeysanayaal-xukuntay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52451","title":{"rendered":"Sawirro: Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida oo eedeysanayaal xukuntay"},"content":{"rendered":"<p>19 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Iyadoo tira dhowr jeer ah ay Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedda loo heysto 18-qof oo ka tirsan Guutada 14ka October ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilli hore oo maanta ah ay Maxkamadda Darajada, 1-aad go\u2019aan ka soo saartay dacwadda ka dhanka ah eedeysanayaasha.<\/p>\n<p>Dable Xoogga dalka:- Xuseen Baashi Cawad Canshuur, C\/wali Ibraahim Max\u2019d Xasan, Sharmarke Cabdi Max\u2019d Nuur, Ismaaciil Saciid Muuse Xiir, C\/wali Faarax Ismaaciil Max\u2019ud, C\/shakuur Max\u2019d Xirsi Cali, Fatxi Aadan Cali Yuusuf, Jaaamac Cabdullahi Max\u2019ud Cige, C\/kaafi Max\u2019d Diiriye Farweyne, Max\u2019d Axm\u2019d Dhalac Cabdi, C\/nuur Cabdullaahi Max\u2019d Cabdi, C\/raxmaan Xirsi C\/raxmaan Ciise, Daahir Max\u2019ud Gurxan Cali, Ax\u2019d Jaamac Siid Cali, Cabdi Xasan Max\u2019ud jaamac, Jamaal Cabdi Jaamac Cilmi, Cali Max\u2019d Abyan Cilmi iyo Yuusuf Saxardiid Yuusuf jaamac.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa ku xukuntay 5-sano oo xabsi ciidan ah keddib markii ay ku cadaatay in si wada jir ah uga qeyb qaateen abaabullo qabyaaladeysan iyo kicinta shoobaro ciidanka dhexdiisa ah, waxa ayna si usku mid ah u diideen amarka taliyahooda oo uu wehliyo abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Sooomalaiyeed- sida uu u sheegay G\/dhaxe Xasan Cabdiraxmaan Adan (Wabiyow) oo ka mid ah garsoorayaasha Maxkamadda Darajada 1-aad dhammaan dhinacyada ka qeyb galayay go\u2019aanka Maxkamadda.<\/p>\n<p>Eedeysanayaasha ayaa u doodayay 13-ka tirsan guutada 14-ka October oo horay loo ruqseeyay kuwaasi oo xilli ramadan ah isticmaalay Maandooriye markii hore ka mamnuuc ah ciidankan shuruudaha looga mid noqonayo.<\/p>\n<p>Guutada 14-ka October ayaa ku yimid baaqa madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ka ddib dhacdadii xasuuqa aheyd ee argagixisada ka geysteen isgoyska Ex, Soobe oo loogu magac daray 14-ka October, waxa ay guutadan ka mid tahay ciidamada sida gaarka ah ay dadka Soomaaliyeed ugu faani karaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52452\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4.jpg\" alt=\"44b4\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52453\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a.jpg\" alt=\"44b4a\" width=\"644\" height=\"429\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a.jpg 5184w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b4a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Iyadoo tira dhowr jeer ah ay Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1171,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52454,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52451\/revisions\/52454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52452"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}