{"id":52483,"date":"2018-07-20T17:42:38","date_gmt":"2018-07-20T15:42:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52483"},"modified":"2018-07-20T17:42:38","modified_gmt":"2018-07-20T15:42:38","slug":"guddiga-amniga-qaranka-oo-goaanno-ka-soo-saaray-waddooyinka-xiran-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52483","title":{"rendered":"Guddiga Amniga Qaranka oo go\u2019aanno ka soo saaray waddooyinka xiran Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>20 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay caawa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Dekedda Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52419\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10.jpg\" alt=\"44a9a10\" width=\"466\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 466px) 100vw, 466px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray guddiga Amniga Qaranka, si looga jawaabo cabashooyin ka yimid shacabka caasimadda, dood dheer oo ay yeesheen guddiga keddib waxa ay soo saareen qodobbada soo socda.<\/p>\n<p>Guddiga waxa uu falanqeyn iyo doodo keddib\u00a0\u00a0boggaadiyey ciidammada amniga sida ay uga jawaabbeen ficillada argagixisada, isla markaana ay u hor joogsadeen nabad-diidka oo doonayey in ay\u00a0\u00a0shacabka masaakiinta ah u geystaan khasaare xooggan<\/p>\n<p>Guddiga waxa uu tacsi u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobey falalkii u dambeeyey ee Argagixisada Al-shabaab ka geysteen magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Iyadoo si dhaqsi leh looga jawaab celinayo cabashada shacabka Guddiga Amniga\u00a0Qaranka ayaa\u00a0\u00a0go\u2019aamiyey in muddo 48 saacadood ah lagu furo waddooyinka xiran sida\u00a0\u00a0Soddonka, Maka Al-mukarramma, Afisyooni iyo kuwa kale ee la midka ah, ciidammada amniguna ay gutaan waajibaadka ka saaran ilaalinta iyo xasllinta nabadgelyada caasimadda.<\/p>\n<p>Guddigu waxa ay ku amreen Wasaaradaha, Maaliyadda, Gaadiidka,\u00a0\u00a0\u00a0iyo maamulka gobolka Benaadir in ay\u00a0\u00a0dib u eegis ku sameeyaan hannaanka isticmaalka waddooyinka caasimadda, macdamaa ay sii kordheen tirada Gaadiidka iyo Bajaajyada ee soo galeysa gobolka Benaadir.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddiga ayaa isku raacay in Xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha, wasaaradaha Maaliyadda, Dekedaha, Amniga iyo maamulka gobolka Benaadir la yimaadeen qorshe sida ugu dhaqsiyaha badan 24-saac ku shaqeyn karto Dekedda Muqdisho, tan oo ka jawaabeysa baahiyaha Ganacsi ee\u00a0\u00a0ay qabaan Ganacsatada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay caawa magaalada Muqdisho ayaa soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1045,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52484,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52483\/revisions\/52484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52419"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}