{"id":52485,"date":"2018-07-20T18:20:16","date_gmt":"2018-07-20T16:20:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52485"},"modified":"2018-07-20T18:20:16","modified_gmt":"2018-07-20T16:20:16","slug":"daawo-video-cabdiraxmaan-cirro-oo-ku-eedeeyay-maamulka-somaliland-in-uu-ka-qeybgalay-shirka-brussels","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52485","title":{"rendered":"Daawo Video: Cabdiraxmaan Cirro oo ku eedeeyay Maamulka Somaliland in uu ka qeybgalay Shirka Brussels"},"content":{"rendered":"<p>20 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku eedeeyay Maamulka\u00a0Muuse Biixi\u00a0in uu wakiilo u dirsaday shirka lagu soo gabagabeeyay magaalada Brussels.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52341\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1.png\" alt=\"44b1\" width=\"453\" height=\"299\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1.png 905w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1-300x198.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1-768x507.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1-292x193.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1-638x421.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44b1-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 453px) 100vw, 453px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Siyaasi Cirro ayaa ku tilmaamay siyaasada Arrimaha Dibada Somaliland mid marayso meel aad u hooseyso muxuuna yiri \u201dWaxaa maanta meeshii ugu hooseesay maraya siyaasada arrimaha dibada Soomaaliland oo go\u2019doon siyaasiyeed sii galaya maalinba maalinta ka dambeysa waxaa soo baxaya sawiro muujinaya\u00a0 in Somaliland maqaamkeedu hoos u sii socda\u201d<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cirro ayaa shirkiisa jaraa\u2019id ku sheegay in Maamulka\u00a0Muuse Biixi uu shirka ka dhacay Brussels ay u dirsadeen Feysal Cali Waraabe iyo Cali Khaliif Galeyr.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiye Cirro ayaa ka hadlay arrimaha dhaqaalaha Somaliland isagoo sheegay in waxana uu sheegay in Somaliland ay ku jirto marxalad dhaqaale iyo habacsanaan Maamul, balse sheegay in mas\u2019uuliyadiidaas ay qaadi doonaan Xisbiga Kulmiye .<\/p>\n<p>halkan ka daawo shirkii jaraa&#8217;id ee gudoomiye Cirro<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Jj4Gw_ySrLw\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52341,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1596,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52485","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52487,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52485\/revisions\/52487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52341"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}