{"id":52498,"date":"2018-07-22T12:58:36","date_gmt":"2018-07-22T10:58:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52498"},"modified":"2018-07-22T13:13:41","modified_gmt":"2018-07-22T11:13:41","slug":"taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-iyo-wakiilka-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya-oo-gaaray-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52498","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>22 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa goor dhow magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaaray Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) oo ay wehliyaan Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michel keating iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Wakiilka Qaramada Midoobay iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaa magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyey saraakiil katirsan ciidanka Booliska iyo masuuliyiinta magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Wefdigaan ayaa magaalada u gaaray sidii ay qiimeyn ugu sameyn lahaayeen howlaha amni xaqiijinta ah ee magaaladaasi ay ka wadaan ciidanka isku dhafka ah ee loo xilsaaray xasilinta magaalada Gaalkacyo ee ka kala socda Puntland iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo Michel Keating ayaa kormeeray Saldhigga Booliska ee Shabeel oo xarun u ah ciidanka isku dhafka ah, iyagoo halkaasi warbixino uga qaatay saraakiisha hogaamineysa ciidanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52502\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3a.jpg\" alt=\"44c3a\" width=\"557\" height=\"418\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3a.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3a-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 557px) 100vw, 557px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-52499\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3.jpg\" alt=\"44c3\" width=\"554\" height=\"416\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c3-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 554px) 100vw, 554px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa goor dhow magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaaray Taliyaha Ciidanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1250,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52498"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52504,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52498\/revisions\/52504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52499"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}