{"id":5252,"date":"2014-12-24T12:09:21","date_gmt":"2014-12-24T11:09:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5252"},"modified":"2014-12-24T12:09:21","modified_gmt":"2014-12-24T11:09:21","slug":"raysul-wasaare-sharmarke-oo-cod-aqlabiyad-ah-ku-helay-kalsoonida-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5252","title":{"rendered":"Raysul Wasaare Sharmarke oo cod aqlabiyad ah ku helay kalsoonida Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay codka Kalsoonida siiyeen Raysul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali.<\/p>\n<p>Waxaa fadhiga joog ahaa Xildhibaano gaaraya 218- Xildhibaan waxaana codka Kalsoonida siiyay Raysul Wasaare Sharmarke dhamaan Xildhibaanada Baarlamaanka ee kulanka soo xaadiray ma jirin cid diiday iyo waliba cid ka aamustay.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Kulanka Baarlamaanka ay soo xaadireen Xildhibaano gaaraya 224-Xildhibaan balse la waayay markii dambe 6-Xildhibaan , waxa uuna xusay in R\/Wasaaraha uu helay Codka Kalsoonida Baarlamaanka maadama ay u codeeyeen 218-Xildhibaan oo kulanka goob joog ka ahaa.<\/p>\n<p>Raysul Wasaare Sharmarke ayaa hadlay markii Xildhibaanadu ay siiyeen kalsoonidooda wuxuuna balanqaaday in uu ka shaqayn doono sidii Somalia loo gaarsiin lahaa Doorasho 2016.<\/p>\n<p>Waxaa uu Raysul Wasaare Sharmarke noqonayaa Raysul Wasaarihii koowaad mar labaad ka noqda Somalia Raysul Wasaare.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goordhaw Xildhibaanada Baarlamaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5252","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1463,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5253,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5252\/revisions\/5253"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}