{"id":52550,"date":"2018-07-23T12:42:57","date_gmt":"2018-07-23T10:42:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52550"},"modified":"2018-07-23T12:42:57","modified_gmt":"2018-07-23T10:42:57","slug":"guddiga-difaaca-baarlamaanka-oo-shaaciyay-in-la-maxkamadeynayo-saraakiil-falal-dambi-ah-galay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52550","title":{"rendered":"Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo shaaciyay in la maxkamadeynayo saraakiil falal dambi ah galay"},"content":{"rendered":"<p>23 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Kulan ay yeesheen guddiga difaaca ee golaha shacabka ayaa waxay kaga hadleen dhibaatada ka taagan wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo iyagoo guddigu sheegay in sharciga la horkeeni doono saraakiil ciidamo ah, kuwaasoo ku lug lahaa kufsi loo geystey haween ku safrayay wadadaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52551\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5.png\" alt=\"44c5\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5-300x225.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5-342x256.png 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5-269x201.png 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5-292x219.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44c5-638x479.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in shacab fara badan oo ku safraya wadadaas lagu dhibaateeyay gobolka Shabeellaha Hoose, sidaasi darteedna loo baahan yahay in la helo cid qaadata Masuuliyadaas oo loo maxkamadeeyo.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Guddiga difaaca ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi siiyay Idaacada Risaala ayaa sheegay in guddigooda uu ka shaqeynayo furista wadooyinka xeran ee gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in guddoonka golaha shacabka ay u bandhigeen la xisaabtanka ciidanka iyo Saraakiisha ka hawlgasha gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in xubno ka tirsan guddiga difaaca ay xog wareysi u tageen degaano ka tirsan gobolka xaalado adagna ay ka jiraan degaanada ay tageen ee gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Shalay ayay ahayd markii magaalada Muqdisho ay ku kulmeen guddoomiyaha golaha shacabka iyo Xubnaha guddiga difaaca ee golaha, waxaana kulankaasi intiisa badan looga hadlay xaalada gobolka Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Kulan ay yeesheen guddiga difaaca ee golaha shacabka ayaa waxay kaga hadleen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1340,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52550"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52552,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52550\/revisions\/52552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52551"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}