{"id":52553,"date":"2018-07-23T12:48:15","date_gmt":"2018-07-23T10:48:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52553"},"modified":"2023-08-11T15:30:26","modified_gmt":"2023-08-11T13:30:26","slug":"alshabaab-oo-sheegtay-inay-askar-ku-dileen-weear-ay-ku-qaadeen-bar-sanguuni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52553","title":{"rendered":"Alshabaab oo sheegtay inay askar ku dileen weear ay ku qaadeen Bar Sanguuni"},"content":{"rendered":"<p>23 July 2018 (Puntlandes) Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay in ay 27 askari ku dileen, tiro kalana ku dhaawaceen ayna la wareegeen saldhig ay ciidamada dowladu ku lahaayeen deegaanka Baar Sanguuni ee u dhow magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidamada Alshabaab Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in ay ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigga ay ciidamada maamulka Jubbaland ku lahaayeen Baar Sanguuni ayna ku dileen 27 askari.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku weerarnay saldhigga weerar is qarxin ah kadibna weerar toos ah ayaan ku qaadnay.\u201dayuu yiri Afhayeenka dhinaca howlgalada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Weerarkan lagu qaaday saldhiga Bar Sanguni oo qiyaastii 51km u jira magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu weerarkan yimid kadib bishii June markii weerar ay ku qaadeen ururka Alshabaab saldhigaas.<\/p>\n<p>Ciidamo xoojin ah oo ka socda maamulka Jubbaland ayaa gaaray saldhigga Bar Sanguuni halkaa oo la sheegay in ay saacado kooban haysteen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_16_5b5540da330f7_rand td_block_template_1\">\u00a0Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 July 2018 (Puntlandes) Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay in ay 27 askari ku dileen, tiro&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52553","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1258,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52553","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52553"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52553\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99983,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52553\/revisions\/99983"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52553"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52553"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52553"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}