{"id":52758,"date":"2018-07-29T14:03:41","date_gmt":"2018-07-29T12:03:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52758"},"modified":"2018-07-29T14:03:41","modified_gmt":"2018-07-29T12:03:41","slug":"warbixin-videoimaaraadka-oo-sheegay-inay-dowladda-soomaaliya-ka-sugeyso-raalli-gelin-dhacdadii-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52758","title":{"rendered":"(Warbixin-Video)Imaaraadka oo sheegay inay dowladda Soomaaliya ka sugeyso raalli gelin dhacdadii Garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>29 July 2018 (Puntlandes) Imaaraadka Carabta ayaa shuruud ahaan dowladda Soomaaliya\u00a0 ka dalbatay in marka hore ay raalli gelin ka bixiso dhacdadii lagula wareegay lacagtooda,\u00a0iyadoo sheegay in Soomaaliya iyo Imaaraadka laga dhexwado dhexdhexaadin.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52759\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12.jpg\" alt=\"44f12\" width=\"544\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12.jpg 940w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44f12-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 544px) 100vw, 544px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta Dr. Anwar Gargash ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dowladdiisa ku xadgudubtay, markii ay la wareegtay lacag ay u wadeen ciidanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dr. Anwar Gargash ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay haatan garowsatay khaladka ay ka gashay Imaaraadka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dowladda Soomaaliya ka sugeynaa inay raalli galin ka bixiso khaladkii ay naga gashay\u201dayuu yiri Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka oo ka hadlayay\u00a0Xarunta Cilmi Baarista ee Policy Exchange ee magaalada London.<\/p>\n<p>Mr Gargash ayaa xaqiijiyay inay jiraan dagaalo lagu dhex dhexaadinayo Imaaraadka iyo Soomaaliya, inkastoo aanu sheegin cidda wada dadaalada.<\/p>\n<p>Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa mugdi galay, wixii ka dambeeyay markii dowladda Soomaaliya sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay khilaafka khaliijka, isla markaana ay muuqatay ifafaalaha xiriirka Madaxtooyada iyo Qatar.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_16_5b5d3388e59ae_rand td_block_template_1\">\u00a0Daawo\u00a0Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta Dr. Anwar Gargash<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/RUTh00I6fyE\" width=\"680\" height=\"582\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 July 2018 (Puntlandes) Imaaraadka Carabta ayaa shuruud ahaan dowladda Soomaaliya\u00a0 ka dalbatay in marka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52758","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1753,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52758"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52760,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52758\/revisions\/52760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52759"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}