{"id":52791,"date":"2018-07-29T16:21:34","date_gmt":"2018-07-29T14:21:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52791"},"modified":"2018-07-29T16:21:34","modified_gmt":"2018-07-29T14:21:34","slug":"dawladda-fadaraalka-oo-shaacisay-inay-samaynayso-xisbi-weyn-oo-uu-hormuud-u-yahay-madaxweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52791","title":{"rendered":"Dawladda Fadaraalka oo shaacisay inay samaynayso Xisbi weyn oo uu hormuud u yahay Madaxweyne Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>29 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka dhawaajiyay in dhowaan dowladdu furan doonto Xisbi weyn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43ca2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52276\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43ca2.jpg\" alt=\"43ca2\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43ca2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43ca2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43ca2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43ca2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/43ca2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Mahdi Guuleed ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu soo qaban qaabiyay Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaran oo maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo lagu weydiiyay sababta ay dowladdu u furan la\u2019dahay Xisbi, si ay isku diiwaan geliso.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa laga dhawaajiyay in dowladdu ama Xukuumaddu Xisbi furato,\u00a0Waxaan soo wadnaa Xisbi weyn oo ah xisbiga xisbiyada oo uu hormuud u yahay Madaxweyne Farmaajo, waxaa lagu hoggaamin doonaa Siyaasaddii Guushii 8 February, marka hala iska jiro, yaan la idin gaadin\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay inay rajeynayaan in doorashada 2020 in la dooran doono Madaxweyne Farmaajo, iyadoo lagu dooran doono barnaamijkiisa siyaasadeed sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaran ayaa isku diyaarinaya in sanadka 2020 ay qabtaan doorasho qof iyo cod, kaasoo ay ka qeyb qaadan doonaan xisbiyada Siyaasadda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_16_5b5d5ade433af_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka dhawaajiyay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52276,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1192,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52791","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52792,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52791\/revisions\/52792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52276"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}