{"id":52846,"date":"2018-07-30T13:30:41","date_gmt":"2018-07-30T11:30:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52846"},"modified":"2018-07-30T13:30:41","modified_gmt":"2018-07-30T11:30:41","slug":"akhriso-dowladaha-somalia-eritrea-oo-heshiis-ku-saxiixday-magaalada-asmara","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52846","title":{"rendered":"Akhriso Dowladaha Somalia &#038; Eritrea oo heshiis ku saxiixday magaalada Asmara"},"content":{"rendered":"<p>30 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho seddex maalin ah ku jooga magaalada Asmara, ayaa heshiis la galay madaxweynaha Eritrea.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44h6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52847\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44h6.jpg\" alt=\"44h6\" width=\"400\" height=\"320\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44h6.jpg 400w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44h6-300x240.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44h6-292x234.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44h6-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Heshiiska oo ka kooban afar qodob ayaa diiradda lagu saaray wanaajinta xiriirka cusub ee dhexmaraya labada dowladood, waxaana heshiiska uu u qornaa sida tan<\/p>\n<p><strong>Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya waxay ku heshiiyeen qodobbada soo socda:<\/strong><\/p>\n<p>1-Soomaaliya waxay ku taallaa goob istiraatiiji ah, waxayna<br \/>\nleedahay khayraad tiro badan oo isugu jira kuwo aadmi iyo kuwo dabiici ah.<br \/>\nLaakiin, ka faa\u2019iideysiga khayraadkaas waxa ka hor istaagey dhibaatooyinka gudaha ka jira iyo faragelin dibadeed. Sidaasi darteed, Ereteriya waxay si mug leh u taageereysaa madaxbannaanida, siyaasadeed, qarannimada iyo midnimada Soomaaliya si dalku u soo ceshado maqaamkii uu ku dhex lahaa dunida, loona xaqiijiyo himilooyinka shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>2-Soomaaliya iyo Ereteriya waxay dedaal gelinayaan sidii ay u sameysan<br \/>\nlahaayeen iskaashi taabanaya dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, arrimaha bulshada, dhaqanka, difaaca iyo amniga.<\/p>\n<p>3-Labada dal waxay yagleelayaan xiriir diblomaasiyadeed iyaga oo is dhaafsanaya danjireyaal, sarena u qaadaya ganacsiga iyo maalgashiga dhexdooda ah, sidoo kalena isweydaarsanaya fursadaha la xiriira waxbarashada iyo dhaqanka.<\/p>\n<p>4-Ereteriya iyo Soomaaliya waxay si wadajir ah uga hawlgelayaan sidii loo<br \/>\nhorumarin lahaa nabadgelyada, xasilloonida iyo isdhexgalka dhaqaale ee gobolka.<\/p>\n<p>DhAMAAD<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5b5e85af9e388_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 July 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho seddex maalin ah ku jooga magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52846","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1251,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52846","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52846"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52846\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52848,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52846\/revisions\/52848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52847"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52846"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52846"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52846"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}