{"id":52986,"date":"2018-08-02T23:01:20","date_gmt":"2018-08-02T21:01:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52986"},"modified":"2018-08-02T23:01:20","modified_gmt":"2018-08-02T21:01:20","slug":"war-murtiyeed-ka-shirkii-garowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52986","title":{"rendered":"War-Murtiyeed-ka Shirkii Garowe"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">02 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad gobaleedka Puntland oo uu shir-gudoominayay ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta (Khamiis 2-da Agoosto 2018), ka qabsoomay xarunta Puntland ee Garoowe.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52987\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39.jpg\" alt=\"39\" width=\"800\" height=\"534\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Shirka ayaa looga dooday qodobbo ay ka mid yihiin; xoojinta midnimada, wada shaqaynta wasaaradaha federaalka iyo Puntland iyo qodobo kale, waxaana lagu heshiiyay:<\/p>\n<p align=\"left\">1- Waxaa la bogaadiyay wada shaqaynta wasaaradaha federaalka iyo Puntland, waxaana la soo jeediyay talooyin ku aaddan sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labada dhinac<br \/>\n2- Waxaa la isku afgartay in la baahiyo hannaanka afarta tubood (1- Tubta siyaasadda loo dhanyahay 2- Tubta amniga iyo caddaaladda 3- Tubta dhaqaalaha iyo 4- Tubta Arrimaha bulshada) oo ah hannaan ay xukuumadda federaalku ku shaqeyso si loo dardargeliyo dib u dhiska dalka.<br \/>\n3- Dardargelinta daadejinta nidaamka Federaalka iyadoo la tixraacayo dastuurka iyo heshiisyada qaybsiga awoodaha iyo kheyraadka.<br \/>\n4- In si wadajir ah loo ilaaliyo midnimada dalka.<br \/>\n5- Golaha wasiiradu waxa ay aqbaleen in ay ka qayb qaataan dabbaaldegga munaasabadda 20 sano guurada ka soo wareegtay aasaaska Puntland oo la qaban doono 3da bisha Agoosto 2018.<br \/>\n6- Ra\u2019iisulwasaaraha iyo wafdigiisa ayaa uga mahadceliyay shacabka iyo madaxda dawlad gobaleedka Puntland soo dhawaynta hufan ee loo sameeyay.<\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad gobaleedka Puntland oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52987,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-52986","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1295,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52986","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=52986"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52986\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":52988,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/52986\/revisions\/52988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52987"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=52986"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=52986"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=52986"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}