{"id":5302,"date":"2014-12-25T13:34:12","date_gmt":"2014-12-25T12:34:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5302"},"modified":"2014-12-25T13:34:39","modified_gmt":"2014-12-25T12:34:39","slug":"cabdiraxmaan-jaamac-warsame-oo-ku-guulaystay-guddoomiyaha-rugta-ganacsiga-iyo-warshadaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5302","title":{"rendered":"Cabdiraxmaan Jaamac Warsame oo ku guulaystay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Cabdiraxmaan Jaamac Warsame ayaa ku guulaystay Doorashadda Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland, isagoo wareegii labaad ee Doorashada uu kaga guulaystay Maxamed Maxauud Laambo.<\/p>\n<p>Jagada Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ayaa waxaa ku tartamay Afar Musharx oo kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Cabdiraxmaan Jaamac Warsame<\/li>\n<li>Maxamed Maxamuud Laambo<\/li>\n<li>Sharmaarke Ugaas Yaasiin<\/li>\n<li>Saalax Xabiid,waxaana<\/li>\n<\/ol>\n<p>Doorashada ayaa u dhacaysay si qarsoodiya waxaana lagu codeeynayey Sanduuq ay. Wareega kowaad ee Doorashada \u00a0ayey Musharixiintu u kala heleen;<\/p>\n<ol>\n<li>\u00a0Cabdiraxmaan Jaamac Warsame \u00a054-Cod.<\/li>\n<li>Maxamed Maxamuud Laambo\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 32-Cod<\/li>\n<li>Saalax Xabiid\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 \u00a0 \u00a0 14-Cod<\/li>\n<li>\u00a0Sharmaarke Ugaas Yaasiin\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 10-Cod<\/li>\n<\/ol>\n<p>Wareega labaad ee Doorashadda ayaa waxaa isugu soo baxay laba Musharax ee ugu codka badnaa,kuwaas oo kala ahaa;- Cabdiraxmaan Jaamac Warsame iyo Maxamed Maxamuud Laambo.<\/p>\n<p>Musharax Guddoomiye Doorashadda 67-Cod,halka Musharax Maxamed Maxamuud Laambo uu helay 40-Cod,waxaana sidaa Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ku noqday Cabdiraxmaan Warsame Jaamac.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Mudane Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar \u2018\u2019Camay\u2019\u2019 ,xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda,Ganacsato,Culumaa\u2019udiin,Maamulka degmada Bosaso iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa goob jog ka ah Doorashada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdiraxmaan Jaamac Warsame ayaa ku guulaystay Doorashadda Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland, isagoo wareegii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5302","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1593,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5302"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5305,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5302\/revisions\/5305"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}