{"id":53030,"date":"2018-08-05T12:18:28","date_gmt":"2018-08-05T10:18:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53030"},"modified":"2018-08-05T12:18:40","modified_gmt":"2018-08-05T10:18:40","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-wasiirro-cusub-oo-hor-leh-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53030","title":{"rendered":"Warbixin: Ra\u2019iisul wasaaraha XFS oo Wasiirro cusub oo hor leh Magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>05 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magacaabay xubno wasiirro ah oo ka mid noqon doona Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-52874\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3.jpg\" alt=\"23\" width=\"487\" height=\"325\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/23-3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 487px) 100vw, 487px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo warbaahinta u akhriyay wasiirrada cusub ee uu Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Magacaabay ayaa kala ah sidan:-<\/p>\n<p>C\/llaahi Goodax Barre: <strong>Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare<\/strong><\/p>\n<p>Sheekh Nuur Maxamed Xasan: <strong>Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta<\/strong><\/p>\n<p>Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen: <strong>Wasiirka xannaanada Xoolaha<\/strong><\/p>\n<p>C\/llaahi Bidhaan Warsame: <strong>Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda<\/strong><\/p>\n<p>C\/qaadir Sheekh Cali Baqdaaddi: <strong>Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada<\/strong><\/p>\n<p>Shawaqar Ibraahim Cabdalla: <strong>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirrada cusub ee la Magacaabay ayaa la faray in ay si deg-deg ah ula wareegaan xilkooda, waxana wareegtadani lagu Magacaabay wasiirrada ay kusoo bixi doontaa faafinta rasmiga ah ee Dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<h3 class=\"entry_title\"><strong>Warbixin: Imisaa Wasiirrada RW Kheyre shaqada ka tagay, uu ka qaaday ama la dilay?<\/strong><\/h3>\n<p>Ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre tan iyo markii xukuumadda uu soo magacaabey 21-kii March sanadkii hore, waxaa wasiirradiisa sababo kala duwan uga tagay kalabbar, sidaas ay tahay wasiirrada kuma tagin howl gudasho la\u2019aan, si shaqada loo hagaajiyo ama xataa dadka iyaga ka fiican loo keenno, intooda badan waxaa ay ku baxeen khilaafaad kala dhaxeeya wasriirka 1aad ama bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=52678\" target=\"_blank\">Halkan riix si aad u akhrisato warbixinta oo dhamaystiran<\/a><\/span><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magacaabay xubno wasiirro&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52874,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53030","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1236,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53030","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53030"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53030\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53032,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53030\/revisions\/53032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52874"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53030"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53030"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53030"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}