{"id":53053,"date":"2018-08-06T13:09:42","date_gmt":"2018-08-06T11:09:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53053"},"modified":"2018-08-06T13:09:42","modified_gmt":"2018-08-06T11:09:42","slug":"sagaal-qof-oo-reer-jabuuti-ah-oo-lagu-dilay-diridhaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53053","title":{"rendered":"Sagaal qof oo reer Jabuuti ah oo lagu dilay Diridhaba"},"content":{"rendered":"<p>06 Aug 2018 (Puntlandes) Ugu yaraan sagaal qof oo u dhalatay dalka Jabuuti ayaa lagu dilay isku dhacyadii qowmiyadaha ku salaysnaa ee shalay ka dhacay magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya, sida ay dad goob joogeyaal ah u sheegeen BBC.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-53037\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5.jpg\" alt=\"45a2a5\" width=\"527\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a2a5-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Iskudhacyadan cusub ee u dhaxeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ayaa la sheegayaa inay ka dhasheen qalalaasihii Sabtidii ka dhacay magaalada Jigjiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Dhanka kalana taliyaha Ciidammada Booliska ee dalka Jabuuti Cabdullaahi Cabdi ayaa sheegay in laba qof oo Oromo ah lagu dhaacay gudaha dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Warakii ugu dambeeyey hadda kasoo dhacay magaaladaas ayaa sheegaya in\u00a0ay dhimashadu marayso ugu yaraan\u00a015 qof\u00a0 oo isugu\u00a0 jira Soomaali iyo Oromo.<\/p>\n<p>Dhanka kale dalka Jabuuti ayaa waxaa maant lagu dhaawacay labo qof oo kasoo jeeda qawmiyada Oromada ee ku sugan dalkaas, xasaradii u dhaxaysay Soomaalida iyo Oromada ee ka taagan dalka Itoobiya ayaa hadda u eg mid u gudubtay Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Aug 2018 (Puntlandes) Ugu yaraan sagaal qof oo u dhalatay dalka Jabuuti ayaa lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1053,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53054,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53053\/revisions\/53054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53037"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}