{"id":53080,"date":"2018-08-06T18:55:29","date_gmt":"2018-08-06T16:55:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53080"},"modified":"2018-08-06T18:55:29","modified_gmt":"2018-08-06T16:55:29","slug":"akhriso-shaxda-cusub-golaha-wasiirada-soomaaliya-oo-74-ay-yihiin-xildhibaano","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53080","title":{"rendered":"Akhriso Shaxda cusub Golaha Wasiirada Soomaaliya oo 74% ay yihiin Xildhibaano"},"content":{"rendered":"<p>06 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa sii kordhay tirada Xildhibaanada ee ku jira Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya, kaddib markii shalay Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre uu magacaabay illaa lix xubnood oo isugu jiray Wasiiro, Wasiir kuxigeen iyo Wasiir Dowle.<span id=\"more-8896\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53082\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a5.png\" alt=\"45a3a5\" width=\"653\" height=\"387\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a5.png 653w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a5-300x178.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a5-292x173.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a5-638x378.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5b67e00e7667b_rand td_block_template_1\">\u00a0Xubnaha shalay la magacaabay ee Wasiirada ayaa dhamaantood ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, taasoo sare u sii qaadeysa tiradii Xildhibaanada Wasiirada ahaa ee ku jiray Xukuumadda Khayre.<\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5b67e00e7667b_rand td_block_template_1\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\u00a0Shax ku saabsan xubnaha Golaha Wasiirada ee u badan Xildhibaanada ah ayaa waxay ka dhigaysaa Xildhibaanada ka tirsan\u00a0Xukuumadda Khayre 74%, halkaaysan golaha Xildhibaano ahayn 26% oo kaliya.<\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">Xeeldheerayaasha ayaa saadaalinaya in Farmaajo iyo Khayre ay ugu dhambayn ka dhigi doonaan golaha wasiirada dhamaantood xildhibaano, taas oo ay ula jeedaan inay Baarlamaanka seexiyaan.<\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Dadka odorasa siyaasadda ayaa sheegaya in Golaha Wasiirada u badnaadaan Xildhibaano ay shaki gelineyso hanaanka dowladnimo iyo la xisaabtanka hey\u2019adaha dowladda, iyadoo calaamad su\u2019aal dulsaaran tahay cida la xisaabtameysa Xukuumadda mar haddii Wasiirka uu hadana Xildhibaan yahay, taasoo muujineysa isku milanka Hey\u2019adaha Fulinta iyo sharci dejinta oo markii horeba u jiray xan ah in Hey\u2019adda Fulintu ay la wareegtay Sharci dejinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53081\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a4.jpg\" alt=\"45a3a4\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a4.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a4-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a4-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a4-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa sii kordhay tirada Xildhibaanada ee ku jira Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53082,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1295,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53083,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53080\/revisions\/53083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53082"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}