{"id":53087,"date":"2018-08-07T18:40:23","date_gmt":"2018-08-07T16:40:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53087"},"modified":"2018-08-07T18:53:14","modified_gmt":"2018-08-07T16:53:14","slug":"maxaa-ka-jira-in-cabdi-maxamed-cumar-yahay-madaxwaynaha-ddsi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53087","title":{"rendered":"Maxaa ka jira in Cabdi Maxamed Cumar Yahay Madaxwaynaha DDSI?"},"content":{"rendered":"<p>07 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ee shalay xilka iska casilay kadin markii Ciidamo dawladda Fadaraalka ka socda galeen caasimadda maamulkaas ee Jigjiga ayaa wararku waxay sheegyaan inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee DDSI.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53088\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a8.png\" alt=\"45a3a8\" width=\"487\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a8.png 676w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a8-300x211.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a8-292x206.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a3a8-638x449.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 487px) 100vw, 487px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweyne Cabdi Maxamed oo saaka ay diyaarad ay leeyihiin Ciidamadu u qaaday xarunta dalka Itoobiya ee addid Ae ayaa wararku waxay sheegayaan inuu dib ugu soo laabtay Jigjiga, isaga oo ah madaxweynaha DDSI.<\/p>\n<p>Jidadka Jigjiga ayaa dad badan ay hadda isugu soo baxeen, waxayna sameynayaan Dabaaldagyo waa weyn.<\/p>\n<p>Waxaa ka socda dabaaldegyo magaalooyinka waawayn ee deegaanka sida Qabridahar, dhagaxbuur, Goday, iyo magaalooyin kale kadib markii ay soo baxday inuu xilka kusoo noqday Cabdi maxamed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynihii Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ee shalay xilka iska casilay kadin&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1571,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53089,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53087\/revisions\/53089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53088"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}