{"id":53107,"date":"2018-08-09T13:09:38","date_gmt":"2018-08-09T11:09:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53107"},"modified":"2018-08-09T13:09:38","modified_gmt":"2018-08-09T11:09:38","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-difaacay-mowqifka-dowladda-ku-taageertay-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53107","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo difaacay mowqifka dowladda ku taageertay Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>09 Aug 2018 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa difaacay mowqifka dowladda Soomaaliya ku taageertay Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo khilaaf diblomaasiyadeed kala dhaxeeya dowladda Canada, kaddib war saxaafadeed ku qornaa afka Carabiga oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya soo saartay.<span id=\"more-9134\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52141\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1.jpg\" alt=\"42\" width=\"600\" height=\"459\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1-300x230.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1-292x223.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1-100x78.jpg 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Cawad oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay inay run tahay in dowladda Sacuudiga taageereen, isla markaana ay yihiin dal saaxiib iyo walaal ah, wax badanna ka dhaxeeyaan sida uu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaa run waa ku taageernay dowladda Sacuudiga in arrimiheeda gudaha la faragelin oo la ixtiraamo sida aan ugu taageeri laheyn dalka Canada in arrimaheeda gudaha la faragelin, mowqifka dowladda waa mid waafaqsan qawaaniinta iyo xeerarka adduunka u yaalla, Sacuudiga waa dal walaalo nahay, wax badann naga dhaxeeyaan marka inaan ku taageerno arrimahooda gudaha aan la faragelin ceeb ma ahan, sidoo kale Canada waa dal aan saaxibo nahay, oo aan aad u qadarino\u201dayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay inay rajeynayaan in Sacuudiga iyo Canada ay ka heshiiyaan khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53105\" target=\"_blank\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo 7 Wasiir\u00a0<\/a><\/span>oo kale ayaa heysta dhalashada dalka Canada, inta badan xubnaha Aqalka Sare ayaa heysta dhalashada Canada, waxaa kaloo jira xubno kale oo ka tirsan hey\u2019adaha dowladda oo iyana heysta dhalashada Canada, waxaa ku jira Taliyaha Nabadsugida Qaranka oo heysta dhalashada dalka Canada.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhaliilay dowladda Federaalka\u00a0 ay dhex qashay arrimo aanay quseyn, iyadoo aan ka fiirsan la safatay dowladda Sacuudiga, sidoo kale waxaa eedeyn u jeediyeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5b6bae6ed3b2e_rand td_block_template_1\"><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5b6bae6ed3b2e_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Aug 2018 (Puntlandes) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa difaacay mowqifka dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1338,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53108,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53107\/revisions\/53108"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}