{"id":53115,"date":"2018-08-09T16:24:24","date_gmt":"2018-08-09T14:24:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53115"},"modified":"2018-08-09T16:25:26","modified_gmt":"2018-08-09T14:25:26","slug":"akhriso-madaxweyne-farmaajo-oo-magacaabay-garsoorayaasha-maxkamadda-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53115","title":{"rendered":"Akhriso Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Garsoorayaasha Maxkamadda sare ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>09 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farrmaajo ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52419\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/44a9a10.jpg\" alt=\"44a9a10\" width=\"680\" height=\"547\" \/><\/a><\/p>\n<p>Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah:<\/p>\n<p>\u2013 Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe.<\/p>\n<p>\u2013 Garyaqaan Maxamed Cumar Axmed.<\/p>\n<p>\u2013 Garyaqaan Cabdalle Macalin Maxamed.<\/p>\n<p>\u2013 Garyaqaan Xaydar Barqash Abukor.<\/p>\n<p>\u2013 Garyaqaan Axmed Cali Muuse.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa isla wareegtadan xilalkii Garsoorenimo ee Maxkamadda Sare kaga qaaday xubnaha kala ah:<\/p>\n<p>\u2013 Mudane Sheekh Abuukor Cismaan Macalin Daahir.<\/p>\n<p>\u2013 Mudane Maxamed Maxamuud Maxamed.<\/p>\n<p>\u2013 Mudane Maxamuud Axmed Faarax.<\/p>\n<p>\u2013 Mudane Sheekh Cumar Aadan Maxamed.<\/p>\n<p>\u2013 Mudane Cabdinaasir Seeraar Axmed.<\/p>\n<p>\u2013 Mudane Axmed Maxamed Sheekh Ibraahim.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkeeyey garsooreyaasha uu magacaabay in ay dhawraan sarreeynta sharciga dalka iyo in ay si siman ugu adeegaan shacabka.<\/p>\n<p>Tallaabadan uu qaaday Madaxweynaha ayaa ku qeyb ka ah ballanqaadkiisii hore ee ku saabsanaa in uu dib u habayn ku sameyn doono nidaamka garsoorka dalka oo kamid ah qorsheyaasha ugu muhiimsan ee dowladda horyaalla.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Aug 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farrmaajo ayaa wareegto uu maanta soo saaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1204,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53115"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53117,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53115\/revisions\/53117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52419"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}