{"id":53119,"date":"2018-08-10T20:46:54","date_gmt":"2018-08-10T18:46:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53119"},"modified":"2018-08-10T20:50:49","modified_gmt":"2018-08-10T18:50:49","slug":"tacsi-maxamed-warsame-xaashi-oo-ku-geeriyooday-magaalada-vaxjo-ee-dalka-sweden","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53119","title":{"rendered":"TACSI: Maxamed Warsame Xaashi oo ku geeriyooday magaalada V\u00e4xj\u00f6 ee dalka Sweden"},"content":{"rendered":"<p>INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53120\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39.png\" alt=\"39\" width=\"469\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39.png 469w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39-300x216.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/39-292x210.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 469px) 100vw, 469px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku aadanayd 10\/08\/2018 lagu aasay magaalada V\u00e4xj\u00f6 ee dalka Sweden\u00a0AUN marxuum\u00a0Maxamed Warsame Xaashi Maxamuud Gaani.<\/p>\n<p>Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qaybgalay dad masluum ah oo u badnaa Soomaali, kuwaas oo qiyaastii ku dhawaa 300 qof.<\/p>\n<p>Waxaan allah uga baryaynaa inuu marxuumka dambigiisa dhaafo janadii fardowso ahaydna ka waraabsho, Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.<\/p>\n<p>Waxaa Tacsiyeynaya dadka hoos ku qoran oo u tacsiyeynaya dhamaan Qoyskii, ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeryooday Marxuumku, gaar ahaan Ilma Maxamed Warsame Xaashi iyo Xaaskiisa Sahra Cabdi Xasan:<\/p>\n<ol>\n<li>Xasan Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>Faadumo Yuusuf Dhuux (Faadumo V\u00e4xj\u00f6)<\/li>\n<li>Yuusuf C\/maneeno Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>Faadumo Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>C\/nuur Ilkacase<\/li>\n<li>C\/kariim Cali Abuubakar<\/li>\n<li>Bashiir Cabdi Cabdi Jamac (Shiish)<\/li>\n<li>Mahdi Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>Faadumo Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>Fanax Cabdi Cilmi<\/li>\n<li>Abshir cabdi Jaamac<\/li>\n<li>Khadiijo Maxamed Saalim<\/li>\n<li>Asad Bashiir Cabdi<\/li>\n<li>Axmed Ismaaciil Cismaan<\/li>\n<li>Bashiir Abshir Gaas<\/li>\n<li>Cabdirisaaq Garwayne<\/li>\n<li>Cabdisitaar Xasan Jaamac<\/li>\n<li>Saleebaan Bacalwaan<\/li>\n<li>Cabdicasiis\u00a0Axmed Gabalaax<\/li>\n<li>Mahad Bacalwaan<\/li>\n<li>C\/qafaar Shire Ereg<\/li>\n<li>C\/laahi Cabdi Sandiko<\/li>\n<li>Istaahil Dhubad<\/li>\n<li>Cumar Xasan Abshir Dhoore (Cumar-Ninwayn)<\/li>\n<li>Roodo sandoon<\/li>\n<li>Asiili Xasan Maax<\/li>\n<li>Sheekh C\/raxmaan C\/laahi<\/li>\n<li>Maxamed Cali-daahir Xirsi-Barre Dige<\/li>\n<li>Mustafe Gurre<\/li>\n<li>C\/qaadir Maxamed Warsame<\/li>\n<li>Caasho Cali Yusuf Dhuux<\/li>\n<li>C\/raxmaan Cali Yuusuf Dhuux<\/li>\n<li>Faadumo Cabdi Tarabi<\/li>\n<li>Maxamed Warsame (Xabeeb)<\/li>\n<li>Ifraax Axmed Cabdulaahi Xaashi Maxamuud Gaani<\/li>\n<li>Maryan Cabdulaahi Axmed (Qodmadow)<\/li>\n<li>Xamdi Maxamuud Nuur Cali-Barre<\/li>\n<li>Hani Casayr<\/li>\n<li>Maxamuud Dheere<\/li>\n<li>Iyo dhamaan jaaliyadda Soomaaliyeed magaalada V\u00e4xjo.<\/li>\n<\/ol>\n<p>MA DHINTE WAA ALLAH, Geeriduna waa xaq,\u00a0Allah ha u naxariiso Marxuumka, jannatul fardowsana ha ka waraabiyo AMIIN.<\/p>\n<p>AAMIIN AAMIIN AAMIIN<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN. Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku aadanayd 10\/08\/2018 lagu aasay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53119","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1535,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53119"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53124,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53119\/revisions\/53124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53120"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}