{"id":53153,"date":"2018-08-12T18:05:57","date_gmt":"2018-08-12T16:05:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53153"},"modified":"2018-08-12T18:05:57","modified_gmt":"2018-08-12T16:05:57","slug":"daawo-video-dhismaha-garoonka-kubadda-cagta-cawaale-ee-gaalkacyo-oo-la-dhagax-dhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53153","title":{"rendered":"Daawo Video: Dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cawaale ee Gaalkacyo oo la dhagax dhigay"},"content":{"rendered":"<p>12 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka wadaaradda Shaqadda,Shaqaalaha Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha ee Puntland Cabdirixmaan Sheekh Axmed ayaa maanta dhagax dhigay Dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cawaale ee magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53154\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a9.jpg\" alt=\"45a4a9\" width=\"548\" height=\"308\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a9.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a9-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a9-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a9-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a4a9-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka ayaa kaga dhawaaqay munaasabadda dhagax dhiga in Koobka Dawlad Gobaleedyada Soomaaliya ee Sannadkan lagu qaban doono Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka, maaulka Gobolka iyo kan degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo oo ay ugu horeeyan Bahda Ciyaaraha.<\/p>\n<p>Koobka Dawlad Gobaleedyada Soomaaliya ayaa waxaa ka harsan wax ka yar afar bilood, iyadoo maanta uu bilaamay dhismaha Goroonka cawaale.<\/p>\n<p>Daawo musaanabadda dhagax dhiga iyo khudbadihii laga jeediyey<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WzbePcOjv0w\" width=\"680\" height=\"558\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka wadaaradda Shaqadda,Shaqaalaha Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha ee Puntland Cabdirixmaan Sheekh Axmed ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2082,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53153"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53156,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53153\/revisions\/53156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53154"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}