{"id":53209,"date":"2018-08-15T08:52:46","date_gmt":"2018-08-15T06:52:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53209"},"modified":"2018-08-15T08:52:46","modified_gmt":"2018-08-15T06:52:46","slug":"soomaalida-minnesota-oo-guul-wayn-ka-gaaray-doorashadii-xalay-dhacday-ilhaan-omar-oo-taariikhi-dhigtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53209","title":{"rendered":"Soomaalida Minnesota oo Guul wayn ka Gaaray Doorashadii Xalay Dhacday, Ilhaan Omar oo Taariikhi dhigtay"},"content":{"rendered":"<p>15 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Doorashadii xalay ka dhacday Dalka Mareykanka ayaa waxaa ku Guul taariikhi ah ka soo hoyiyey Muwaadiniin Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-53210\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a.jpg\" alt=\"45a7a\" width=\"580\" height=\"554\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a-300x287.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a-768x734.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a-1024x979.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a-292x279.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a7a-638x610.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ilhaan Omar ayaa ku guulaystay doorashada xisbiga Dumuriqaaadiga ee ka mid noqoshada golaha Aqalka hoose ee Maraykanka, waxaayna ku soo baxday codadkii la tiriyey in ka badan 58 % oo ah tiro aad u badan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashadaan oo aad u adkayd ayaa Ilhaan waxaa la tartamaayey dad hore siyaasada gobolka uga dhex muuqday sida Margarat A. Kellihe afhayeenkii hore ee Baarlamaanka Minnesota.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilhaan Omar ayaa noqonaysa Soomaaligii ugu horeeyey ee darajada golaha sharci dajinta ee Maraykanka gala.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hodan Hasssan iyo mohamud Noor ayaa iyaguna kusoo baxay musharaxnimada xisbigooda DFL-ka ama Dumuriqaadiga ,Maxamud Noor ayaa galay booskii ay banaysay Ilhaan Omar , Hodan Hassan oo loo yaqaan Hodan Heelo waxay ka guulaystay Omar Fatah &amp; Osman Ahmed oo iyaguna la tartamay iyo waliba labo qof oo Maraykan ah,<\/p>\n<p align=\"justify\">Keith Ellison ayaa isagana ku soo baxay xilkii uu tartamaayey ee xeer ilaaliyaha guud ee Minnesota,<\/p>\n<p align=\"justify\">Tim Walz ayaa isagana ku soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Minnesota ama Govenorka u tartamaaya Xisbiga Dumuriqaadiga oo wajihi doona Tim Pawlenty oo isagu xisbiga Jamhuuriga ah , Tim Walz ayaa waxaa u ololeenaayey siyaasiin Soomaaliyeed sida Abdi Warsame oo xubin golaha deegaanka Minneapolis ka tirsan iyo Hamsa Warfaa oo ka mida xubnaha saameenta ku leh siyaasada Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashadaan Xalay dhacday waxay aheed mid ay iskala reebayeen musharaxiinta xisbiyada ayaa lakiin doorashada guud waxay dhacaysaa Bisha Novenber Talaadada ugu horeeysa.<\/p>\n<div class=\"google-ad google-ad-post-content\"><\/div>\n<p>Ilhaan Cumar ayaa ku soo baxday is r<span class=\" UFICommentActorAndBody\"><span class=\"UFICommentBody _1n4g\">eeb reebka Xisbiga\u00a0<\/span><\/span>golaha Congress-ka ama Aqalka Dalka Mareykanka, halka Hodan Xasan iyana ay\u00a0 ku guuleysatay golaha Congress-ka gobolka Minnesota iyo Maxamuud Nuur oo isna ku guuleystay kursigii ay horey u baneysay Ilhaan Cumar .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Doorashadii xalay ka dhacday Dalka Mareykanka ayaa waxaa ku Guul taariikhi ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53209","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1428,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53211,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53209\/revisions\/53211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53210"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}