{"id":53230,"date":"2018-08-15T19:59:24","date_gmt":"2018-08-15T17:59:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53230"},"modified":"2018-08-15T19:59:24","modified_gmt":"2018-08-15T17:59:24","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-berri-booqan-doona-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53230","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo berri booqan doona Dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p dir=\"ltr\">15 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdullaahi Farmaajo\u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa maalinta barri ah in ay u amba-baxaan dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti,\u00a0si uu u qaboojiyo xiisada ka dhalatay safarkii uu bishii hore ku tagay Eritrea.<\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a3.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53231\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a3.jpeg\" alt=\"45a8a3\" width=\"696\" height=\"385\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a3.jpeg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a3-300x166.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a3-292x162.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a3-638x353.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirika Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa\u00a0xaqiijiyey in Madaxweynuhu berri u safrayo dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Xiriirka labada dal ayaan fiicnayn tan iyo markii madaxweyne farmaajo booqashada ku tagay dalka Eritrea, uuna ka codsaday golahaamaanka ee UN ka inay cunoqabataynta ka qaadaan Eritrea Dowladda Jabuuti ayaa walaac ka muujisay hadalkaas iyo safarka madaxweynahaba.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid u janjeersatay Isbaheysiga Eritrea iyo Ethiopia ee dhowaan xulafada la sameystay Imaaraadka iyo Sacuudiga.<\/p>\n<p>Is bedelada ka socda Gobolka Geeska Afrika iyo loolanka loogu jiro dalalka ku yaalla Badda Cas ayaa ka mid noqday saameynta ugu weyn ee ay wajaheyso Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdullaahi Farmaajo\u00a0iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53231,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1091,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53232,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53230\/revisions\/53232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53231"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}