{"id":53238,"date":"2018-08-16T09:00:06","date_gmt":"2018-08-16T07:00:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53238"},"modified":"2018-08-16T09:00:06","modified_gmt":"2018-08-16T07:00:06","slug":"akhriso-beelaha-ay-kasoo-jeedaan-masuuliyiinta-uu-farmaajo-u-magacaabay-heyadaha-amniga-agaasinka-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53238","title":{"rendered":"Akhriso beelaha ay kasoo jeedaan Mas\u2019uuliyiinta uu Farmaajo u magacaabay Hey\u2019adaha Amniga &#038; Agaasinka madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>16 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta mas\u2019uuliyiin cusub u magacaabay hay\u2019adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53239\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4.jpg\" alt=\"45a8a4\" width=\"571\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a8a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 571px) 100vw, 571px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso beelaha ay kasoo kala jeedaan mas\u2019uuliyiinta uu Farmaajo magacaabay:<\/p>\n<ol>\n<li>Dr. Aamina Siciid Cali waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada: Beesha <strong>Hawiye\/Habrgidir\/Sacad<\/strong><\/li>\n<li>S\/Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed: Beesha <strong>Hawiye\/Shiikhaal<\/strong><\/li>\n<li>G\/Dhexe Odawaa Yuusuf Raage oo loo dallacsiiyay S\/Guuto ayaa isla markaasna loo magacaabay Abbaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed: Beesha <strong>Hawiye\/Abgaal<\/strong><\/li>\n<li>Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 15\/08\/2018 waxa uu Madaxweynahu u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka: Beesha\u00a0<strong>Reer Aw Xasan<\/strong><\/li>\n<li>S\/Guuto Siciid Axmed Kadiye ayaa loo magacaabay Taliye K\/Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed: Beesha\u00a0<strong>Hawiye\/Habrgidir\/Sacad<\/strong><\/li>\n<li>G\/Sare Zakia Xuseen Axmed oo loo dallacsiiyay S\/Guuto ayaa loo magacaabay Taliye K\/Xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed: Beesha\u00a0<strong>Hawiye\/Murusade<\/strong><\/li>\n<li>G\/Sare Xasan Nuur Col-ujoog ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Badda: Beesha\u00a0<strong>Daarood\/Mareexaan<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<p>Mas&#8217;iiliyiinta oo 7 ah ayaa 5 ka mid ah waxay kasoo jeedaa Beesha Hawiye, halka midini yahay Reer Aw-Xasan, kan 7aadna Mareexaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta mas\u2019uuliyiin cusub u magacaabay hay\u2019adaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53239,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53238","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3328,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53238"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53240,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53238\/revisions\/53240"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53239"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}