{"id":53244,"date":"2018-08-16T12:18:03","date_gmt":"2018-08-16T10:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53244"},"modified":"2018-08-16T12:54:10","modified_gmt":"2018-08-16T10:54:10","slug":"akhirso-tirada-beelaha-ay-ka-soo-jeedan-masuuliyiinta-uu-ilaa-hadda-magacaabay-madaxweyne-muse-biixi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53244","title":{"rendered":"Akhirso Tirada &#038; Beelaha Ay Ka soo Jeedan Masuuliyiinta uu Ilaa Hadda Magacaabay Madaxweyne Muse Biixi"},"content":{"rendered":"<p>16 Aug 2018 (Puntlandes) Xilalka uu degreetada ilaa hadda ku magacaabay\u00a0madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi\u00a0ayaa waxaa ugu badan beeshiisa Habar Awal waxaan aku xiga Beesha Gaashaanbuurta la ah ee Habar Jeclo ee JEEGAANTA, hoos ka akhriso:<\/p>\n<div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-53245\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5.jpg\" alt=\"45a1a5\" width=\"389\" height=\"259\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45a1a5-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 389px) 100vw, 389px\" \/><\/a><\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Habar Awal<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiirka Arimaha dibada<\/div>\n<div>2. Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta<\/div>\n<div>3. Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka<\/div>\n<div>4. Wasiirka Hormarinta wadooyinka<\/div>\n<div>5. Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga<\/div>\n<div>6. Hanti dhawraha guud ee qaranka<\/div>\n<div>7. Mareeyaha Hawada iyo Madaarada<\/div>\n<div>8. Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka<\/div>\n<div>9. Gudoomiyaha gobalka gabiley<\/div>\n<div>10. Gudoomiyaha Gobalka salaal<\/div>\n<div>11. Gudoomiyaha Gobalka saraar<\/div>\n<div>12. Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex<\/div>\n<div>13. Safiir Ka Jabuuti<\/div>\n<div>14. safiir Ka Sweden<\/div>\n<div>15. safiir Ka Finland<\/div>\n<div>16. Safiir ku xigeenka Ethiopia<\/div>\n<div>17. Aggasimaha guud ee Madaxtooyada<\/div>\n<div>18. Aggasimaha guud Ee caafimadka<\/div>\n<div>19. Aggasimaha guud ee Maaliyada<\/div>\n<div>20. Aggasimaha Guud Maalgashiga<\/div>\n<div>21. Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada<\/div>\n<div>22. Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka<\/div>\n<div>23. Agaasimaha guud ee B\u00e4nke dhaexa<\/div>\n<div>24. Agaasimaha guud ee hanti dhawraha.<\/div>\n<div>25. Gud ku xigeenka Haayada tayada<\/div>\n<div>26. gudoomiyaha diiwaanka zakada<\/div>\n<div>28- Gud ku xigeenka baanka dhexe<\/div>\n<div>29. Maareeye ku xigeenka labaad ee dekeda<\/div>\n<div>30. gudoomiyaha maxkamda sare<\/div>\n<div>31. gudoomiye ku xigeenka m.sare.<\/div>\n<div>32. maamulka cusbutaalka guud..<\/div>\n<div>33. Taliyaha ciidamada QARANKA<\/div>\n<div>34. badanka Hogaanada oo ciidamada qaranka<\/div>\n<div>35. Taliye ku xigeenka booliska<\/div>\n<div>36. maareeyaha wakaalada biyaha<\/div>\n<div>37. maareeyaha dakadaha dalka<\/div>\n<div>38. Dawan media group<\/div>\n<div>39. komoshinka xuquuqal iisaanka.<\/div>\n<div>40. Taliyaha ciidamada dabdamiska<\/div>\n<div>41. Taliye ku xigeenka ciidamada RRU<\/div>\n<div>42. Gudoomiyaha bisha cas ee Somaliland<\/div>\n<div>43. Garyaqaanka guud ee qaranka<\/div>\n<div>44. Xubin gudida Qandaraasyada<\/div>\n<div>45. Safiirka Imaaraatka<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Habar jeclo<\/strong><\/h3>\n<div>1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka<\/div>\n<div>2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha<\/div>\n<div>3.Wasiirka Macdanta<\/div>\n<div>4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada<\/div>\n<div>5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga<\/div>\n<div>6.Wasiir ku xigeenka caafimadka<\/div>\n<div>7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga<\/div>\n<div>8.Gudoomiyaha gobalka Awdal<\/div>\n<div>9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex<\/div>\n<div>10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada<\/div>\n<div>11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka.<\/div>\n<div>12. safiir Kenya<\/div>\n<div>13. safiir Ka ingriiska<\/div>\n<div>14..Safiir ku xigeenka Dalka Kenya<\/div>\n<div>15.Safiirka Midowga Africa<\/div>\n<div>16.Aggasimaha guud Ariimaha dibada<\/div>\n<div>17.Aggasimaha guud ee Cadaalada<\/div>\n<div>18.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka<\/div>\n<div>19.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta<\/div>\n<div>20.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska<\/div>\n<div>21. Gudoomiyaha Qandaraasyada<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Garxajis<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiirka Maaliyada<\/div>\n<div>2. Wasiirka Caafimadka<\/div>\n<div>3. Wasiirka Ciyaaraha<\/div>\n<div>4. Wasiirka Deganka<\/div>\n<div>5. Wasiir ku xigeenka waxbarashada<\/div>\n<div>6. Wasiir ku xigeenka warfaafinta<\/div>\n<div>7. Gudoomiyaha Gobalka Togdheer<\/div>\n<div>8. Gudoomiyaha Gobalka Hawd<\/div>\n<div>9. Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil<\/div>\n<div>10. Afhayeenka Madaxtooyada<\/div>\n<div>11. Safiirka Ethiopia<\/div>\n<div>12. Aggasimaha Boosaha<\/div>\n<div>13. Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha<\/div>\n<div>14. Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose<\/div>\n<div>15. Aggasimaha gadiidka<\/div>\n<div>16. Gudoomiyaha Baanka dhexe<\/div>\n<div>17. Taliyaha ciidamada RRU<\/div>\n<div>18. Taliyaha Socdaalka (immigration)<\/div>\n<div>19. Gudoomiye ku xigeenka gobalka Togdheer<\/div>\n<div>20. Xubin gudida Qandaraasyada<\/div>\n<div>21. Xubin gudida Qandaraasyada<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Arab<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiirka Diinta iyo waqaafta<\/div>\n<div>2. Wasiirka maalgashiga<\/div>\n<div>3. Wasiir ku xigeenka ariimaha Dibada<\/div>\n<div>4. Gudoomiyaha Gobalka sanaag<\/div>\n<div>5. Safiirka Qaraamada midoobay<\/div>\n<div>6. Aggasimaha Ciyaaraha<\/div>\n<div>7. Aggasimaha Beeraha<\/div>\n<div>8. Taliyaha Ciidamada Booliska<\/div>\n<div>9. Xubin gudida Qandaraasyada<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Ayuub<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga<\/div>\n<div>2. Aggasimaha macdanta<\/div>\n<div>3. Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Toljeclo<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiir ku xigeenka Maaliyada<\/div>\n<div>2. Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka<\/div>\n<div>3. Agaasimaha guud ee gaashandhiga<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beelaha Harti<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiirka wasaarada biyaha<\/div>\n<div>2. Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta<\/div>\n<div>3. Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska<\/div>\n<div>4. Wasiirka Gaashandhiga qaranka<\/div>\n<div>5. Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka<\/div>\n<div>6. Gudoomiyaha gobalka Buhoodle<\/div>\n<div>7. Aggasimaha diinta iyo waqaafta<\/div>\n<div>8. Aggasima Amniiga<\/div>\n<div>9. Aggasimaha Warfaafinta<\/div>\n<div>10. Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska<\/div>\n<div>11. Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka<\/div>\n<div>12. Taliyaha ciidamada Badda<\/div>\n<div>13. Gudoomiyaha gobalka Sool<\/div>\n<div>14. Gudoomiyaha gobalka Xaysimo<\/div>\n<div>15. Gudoomiyaha Gobalka Badhan<\/div>\n<div>16. Xubin gudida Qandaraasyada<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Samaroon<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiirka wasaarada beeraha<\/div>\n<div>2. Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka<\/div>\n<div>3. Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska<\/div>\n<div>4. Gudoomiyaha gobalka Saaxil<\/div>\n<div>5. Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga<\/div>\n<div>6. Aggasimaha wasaarada Biyaaha<\/div>\n<div>7. Aggasimaha wasaarada tacliinta sare<\/div>\n<div>8. Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga<\/div>\n<div>9. Taliyaha Ciidama asluubta<\/div>\n<div>10. Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha<\/div>\n<div>11. Gudoomiyaha ku xigeenka gobalka Selal<\/div>\n<div>12. Xubin gudida Qandaraasyada<\/div>\n<div>13. Safiirka Maraykanka<\/div>\n<div><\/div>\n<h3><strong>Beesha Ciise<\/strong><\/h3>\n<div>1. Wasiirka wasaarada Cadaalada<\/div>\n<div>2. Aggasimaha wasaarada waxba<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Aug 2018 (Puntlandes) Xilalka uu degreetada ilaa hadda ku magacaabay\u00a0madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi\u00a0ayaa waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3219,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53244"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53248,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53244\/revisions\/53248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53245"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}