{"id":5326,"date":"2014-12-26T15:18:20","date_gmt":"2014-12-26T14:18:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5326"},"modified":"2014-12-26T15:18:20","modified_gmt":"2014-12-26T14:18:20","slug":"dagaalkii-xerada-xalane-oo-la-soo-afjaray-iyo-qasaarihiisa-oo-la-sheegay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5326","title":{"rendered":"Dagaalkii Xerada Xalane oo la soo Afjaray iyo qasaarihiisa oo la sheegay"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Duhurnimadii la soo afjaray weerarkii ay Kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday Xerada Ciidama AMISOM ku leeyihiin magaalada Muqdihu. Afhayeenka Ciidamada AMISOM Cali Aaden Xaamud ayaa shaaciyey qasaaraha uu weerarkaasi keenay wuxuuna sheegay in ay ku dhinteen 9 qof oo 5 ka mid ah ay AMISOM yihiin halka 4 kale yihiin Kooxdii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Hada xaaladu waa degan tahay waxayna ku soo noqotay caadi waxaana si sugan Xerada gacanta ugu haya Ciidama AMISOM.<\/p>\n<p>Weerarkaas ayaa si isku mid ah u cambaareeyey beesha Caalamka iyo Soomaalida.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Duhurnimadii la soo afjaray weerarkii ay Kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday Xerada Ciidama&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5326","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1627,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5326","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5326"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5326\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5327,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5326\/revisions\/5327"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5326"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5326"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5326"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}