{"id":53272,"date":"2018-08-18T12:16:36","date_gmt":"2018-08-18T10:16:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53272"},"modified":"2018-08-18T12:16:36","modified_gmt":"2018-08-18T10:16:36","slug":"ciidamo-uu-wato-abaandulihii-cxds-ee-xilka-laga-qaaday-oo-gaaray-shalambood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53272","title":{"rendered":"Ciidamo uu wato Abaandulihii CXDS ee xilka laga qaaday oo gaaray Shalambood!!"},"content":{"rendered":"<p>18 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka ay ku sii jeeday Ciidamo uu wato Abaandulihii ciidamada xoogga dalka ee xilka laga qaaday Jen. C\/llaahi Cali Caanood oo maanta gaaray deegaanka Shalambood ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<span id=\"more-9810\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ab1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-53273\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ab1.jpg\" alt=\"45ab1\" width=\"500\" height=\"297\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ab1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ab1-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ab1-292x173.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ab1-638x379.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ciidamada ayaa ku hubeysan afartameeyo baabuurta dagaalka oo ay ku jiraan gawaarida loo yaqaano Beebayaasha, waxaana inta aanay gaarin Shalambood lagula eegtay Qarax miino agagaarka deegaanka Nambar 60.<\/p>\n<p>Wararka is khilaafsan ayaa ka soo baxaya ujeedka Ciidamada uu wato Jen. Caanood u gaareen Shalambood, waxaana warar hal dhinac ay sheegayaan inay duulaan ku yihiin deegaano ku dhow dhow magaalada Marka, halka warar kale oo aan la xaqiijin sheegayaan in Jeneraalka uu ka gadoodsan yahay xil ka qaadistii lagu sameeyay, kuna sii jeedo Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ayaa ka gaabsaday wararka ku saabsan Jen. Caanood iyo ciidamada uu watay ee gaaray Shalambood, iyagoo xaqiijinaya inuu jiray howlgal lagu qaadi lahaa jidka Xeebta ee ka baxa deegaanka Jazeera ee aada Gandarshe illaa Jilib Marka, balse aan qorshaha ku jirin in dhanka Shalambood laga qaado howl galka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5b776ddbd36b1_rand td_block_template_1\"><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineleft td_uid_14_5b776ddbd36b1_rand td_block_template_1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka ay ku sii jeeday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1539,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53272"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53274,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53272\/revisions\/53274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53273"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}