{"id":53279,"date":"2018-08-18T16:41:31","date_gmt":"2018-08-18T14:41:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53279"},"modified":"2018-08-18T16:41:31","modified_gmt":"2018-08-18T14:41:31","slug":"maqaal-horumarinta-siyaasada-arimaha-dibada-ee-wadan-leeyahay-waxay-garab-gaashaan-u-tahay-ka-dhaadhicinta-u-ololaynta-qadiyada-wadankaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53279","title":{"rendered":"Maqaal: Horumarinta siyaasada arimaha dibada ee wadan leeyahay, waxay garab &#038; gaashaan u tahay ka dhaadhicinta &#038; u ololaynta qadiyada wadankaas"},"content":{"rendered":"<p>Horumarinta siyaasada arimaha dibada ee wadan leeyahay, waxay garab iyo gaashaan u tahay ka dhaadhicinta iyo u ololaynta qadiyada wadankaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-52141\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1.jpg\" alt=\"42\" width=\"600\" height=\"459\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1-300x230.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1-292x223.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/42-1-100x78.jpg 100w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaayna siyaasadaas ka turjumaysaa ama fariin u tahay qaab dhismeedka iyo haykalka dawladnimo ee wadankaas ka jirta, waxay fariin iyo tusaale cad oo muraayad ah u tahay arimaha aasaasiga ah sida:<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Caafimaadka<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxbarashada<\/strong><\/li>\n<li><strong>Amaanaka<\/strong><\/li>\n<li><strong>Iyo wixii la hal maala ee wadankaas ka jira<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>Siyaasada arimaha dibadu waa u gudbiyaha wadan uu u gudbiyo tacabkiisa iyo tabashooyinkiisaba bulshada caalamka.<\/p>\n<p>Hadaba maadaama aynu wada ogsoonahay in doorka horumarka iyo weliba maalgashiyada caalamiga ah ay koow ka tahay hadba baaxada xiriirka siyaasadeed ee wadan la leeyahay wadamada dibada iyo bulshada calaamka.<\/p>\n<p>Wadanba wadanka uu kaga horeeyo siyaasada iyo xiriirka caalamiga ah ayuu uga fursado iyo rajo badan yahay kan ka hooseeya ee xiriirkiisa uu bulshada caalamka la leeyahay aanu fiicnayn.<\/p>\n<p>Faaiidooyinka iyo muhiimadaha ay leedahay xiriirada calaamiga ee wasaarada arimaha dibadu u qaabilsan tahay wadankeena iyo wadan walba oo aduunka aynu ku noolahay kamid ahi, maaha wax maqaal ama laba maqaal iyo wax kabadanba lagu soo koobi karo.<\/p>\n<p>Balse aan isku dayo in aan wax yar ka iftiimiyo doorka uu xiriirka calaamiga ah ka qaato horumarka wadan leeyahay<\/p>\n<ol>\n<li>In dib u eegis ku sameeyaan dawaladaha caalamku nidaamka dawlad ahaaneed ee dalkaas ka jira.<\/li>\n<li>In xiriir toos ay dawladuhu la yeeshaan wadanka taas oo u horseeda sababaha keena maalgalin caalami ah.<\/li>\n<li>In deeqo waxbarasho oo lacag la,aan ah oo kala duwan la siiyo iyo weliba tobabaro kale , waxay sare u qaadaa horumarka dalka maadaama oo intaas oo qof soo kororsadeen aqoon noocyadeeda kala duwan.<\/li>\n<li>Xoojinta iyo iska warhaynta kolba halka u baahan wax ka qabasho ee ay baahiyi ka jirto.<\/li>\n<li>Xoojinta dhinacyada amniga ee dawladaha u dhexeeya<\/li>\n<\/ol>\n<p>Intaa iyo in kale oo kasii badan waxay faaiido horumarineed u leedahay xiriirada arimaha dibada dhex mara dawladaha aduunka.<\/p>\n<p>Wadankeena Soomaaliya ilaa Waqtigii la Magacaabey Wasiir Ahmed isse Awad, waxuu ku Tilaabsadey Guulo waaweyn oo Kor u qaadey\u00a0Maqaamka,isagoo Geeyey Halka uu istaahilo\u00a0Dalkeena somalia.<\/p>\n<ul>\n<li><strong>Waxuu Xiriir dhow la yeeshay Dalalka Dariska,Kenya,Ethiopia iyo Jabuuti.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxuu Soo afjarey Faragalintii ay ku haysay Emaratka Dalkeena somalia.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxuu Nidaam qurux badan u Sameeyey Safaaradaha Dibada.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxuu kor u qaadey oo Dunida ka gadey Siyaasada Dalkeena.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxuu Dib u ceshay\u00a0\u00a0Maxaabiis Soomaaliyeed oo Wadamada Dariska iyo Daafaha Caalamka ku xirnaa kana quustey\u00a0Xoriyadoodii iyagoo ka niyad jabey.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxuu soo Celiyey Xiriirka Dalka Eleteria oo Muhiim u aheed Somalia,Maadama Eleteria ay ku Taageeri jirtey ururka Alshabaab Dhaqaale iyo Hub,Albaabkii ugu Muhiimsanaa alshabaab ayuu Quful kusoo dhuftey,Dhowaana ururkaas iyagaa iska soo afjarmi doona.<\/strong><\/li>\n<li><strong>Waxuu Shirkii Bilguim Caalamka Tusey in Somalia lugaheeda ku istaagtey,Waxeyna sababtey in Somalia Dalal badan ay ku dhiiradeen in Maalgashiyo ka sameeyaan.<\/strong><\/li>\n<\/ul>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ugu Danbeentii waxaa ii Muuqata Rajo fiican iyo\u00a0 Somalia cusub oo 27 sano wadamadii ka tagey si dhaqso ah ku Gaartey.<\/p>\n<p>Waa u Hambalyeenayaa Wasaarada arrimaha dibada\u00a0Shaqaalaheeda kala duwan iyo Wasiir Ahmed isse awad.<\/p>\n<p>Somalia Ha Noolaato<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ba2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-53280\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ba2.jpg\" alt=\"45ba2\" width=\"200\" height=\"267\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ba2.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ba2-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ba2-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45ba2-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 200px) 100vw, 200px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qore:Deeq Ali Hayaan<\/p>\n<p>Daabacaadii Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Horumarinta siyaasada arimaha dibada ee wadan leeyahay, waxay garab iyo gaashaan u tahay ka dhaadhicinta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53279","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1622,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53279"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53281,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53279\/revisions\/53281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}