{"id":5330,"date":"2014-12-26T15:58:36","date_gmt":"2014-12-26T14:58:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5330"},"modified":"2014-12-26T15:58:36","modified_gmt":"2014-12-26T14:58:36","slug":"warsaxaafadeed-dawlada-puntland-oo-si-kulul-u-cambaaraysay-weerarkii-al-shabaab-ay-ku-qaadeen-xarunta-ciidamada-amisom-ee-xalane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5330","title":{"rendered":"Warsaxaafadeed: Dawlada Puntland oo si kulul u Cambaaraysay Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Ciidamada Amisom ee Xalane"},"content":{"rendered":"<p><em><\/em><\/p>\n<p align=\"center\"><b>Madaxtooyada Dowladda Puntland<\/b><\/p>\n<p align=\"center\"><b>War-saxaafadeed<\/b><\/p>\n<p>XAF\/0048\/2014<\/p>\n<p>December,\u00a0 26,\u00a0 2014<\/p>\n<p>Dawladda Puntland ee Soomaaliya ayaa waxay si buuxda u canbaareysaa duulaankii ay \u00a0\u00a0ku qaadeen kooxda nabad-diidka ah ee Ururka-Alshaab xarunta ciidmada Amisom ee deegaanka xalane sidoo kale Dawladda Puntland waxay ku amaaneysaa sida geesinimadda leh ee ay iskaga caabiyeen ciidamada Amisom iyo ciidanka Soomaaliya ismiidaamintii iyo qaraxyadii\u00a0 ay kusoo qaadeey maleeshiyada alshabaab.<b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p><b>Ugu Danbayn.<\/b><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max\u2019ed Cali Gaas ayaa uga direy tacsi dhammaan ciidanka Amisom iyo ciidanka soomaaliya waxyeeladii ka kasoo qaadhey duulaankaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha Dawladda Puntland wuxuu wax laga xumaado ku tilmaameymay shacabkii soomaaliyeed ee meeshaa ku waayey naftoodii isla-markaana Madaxweyne Dr.Cabdi-wali Max\u2019ed Cali Gaas wuxuu u tacsiyeeyey dhammaan shacabka soomaaliyeed ee wax-yeeladu kasoo gaadhey qaraxyadaasi.<b>\u00a0<\/b><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p align=\"center\"><b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0<\/b><b>Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada Dawladda Puntland<br \/>\nE-mail: <\/b><a href=\"mailto:spofgovpl@gmail.com\"><b>spofgovpl@gmail.com<\/b><\/a>.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Dowladda Puntland War-saxaafadeed XAF\/0048\/2014 December,\u00a0 26,\u00a0 2014 Dawladda Puntland ee Soomaaliya ayaa waxay si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":3926,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5330","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1508,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5330"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5331,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5330\/revisions\/5331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/3926"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}