{"id":53315,"date":"2018-08-21T14:11:01","date_gmt":"2018-08-21T12:11:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53315"},"modified":"2018-08-21T14:11:01","modified_gmt":"2018-08-21T12:11:01","slug":"dawladda-kenya-oo-baaris-xoogan-ku-haysa-agaasime-kuxigeenka-nisa-fahad-yasin-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53315","title":{"rendered":"Dawladda Kenya oo baaris xoogan ku haysa Agaasime kuxigeenka NISA Fahad Yasin (sawirro)"},"content":{"rendered":"<p>21 Aug 2018 (Puntlandes) Dowladda Kenya ayaa waxay ku hawlan tahay baaris ku saabsan sida uu ku helay baasaboorkeeda Mas\u2019uul sare oo ka tirsan dowladda Soomaaliya, isagoo u isticmaala safarada dibadda ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53316\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c.jpg\" alt=\"45c\" width=\"600\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c.jpg 600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay qortay\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53319\" target=\"_blank\"><span style=\"color: #0000ff;\">Wargeyska Standard <\/span>\u00a0<\/a>Fahad Yaasiin oo dhowaan loo magacaabay Taliye kuxigeenka Nabadsugida ayaa la ogaaday inuu heysto baasaboorka Kenya iyo kaarka aqoonsiga ee muwaadnimada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53321\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3.jpg\" alt=\"45c3\" width=\"660\" height=\"501\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3-300x228.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3-292x222.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c3-638x484.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<h4><em><strong>Fahad Yasin Baasaboorkiisa Keynaatiga<\/strong><\/em><\/h4>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa heysta baasaboor Kenyan ah oo nambarkiisa yahay\u00a0C024542 iyo sidoo kale kaarka aqoonsi muwaadinimada oo nambarkiisa 28847167, taasoo ah mid raad raac u ah baaritaanka Hey\u2019adaha<\/p>\n<p>Sida muuqata Fahad Yaasiin ayaa ku qaatay Baasaboorka inuu ku dhashay magaalada Mandhera 19 July sanadkii 1978, waxaana uu qaatay baasaboorka 6 September sanadkii 2013.<\/p>\n<p>Laakiin caddeymaha Kaarka Aqoonsiga ID ayaa muujinaya inuu dhashay 5 April sanadkii 1978, sharcigana uu ka qaatay bariga Mandhera sanadkii 2001.<\/p>\n<p>Xoghayaha Socdaalka, Xuduudaha, iyo diiwaangelinta dadka ee dalka Kenya Maj. Gen RTD Gordon Kihalang ayaa isniintii maanta xaqiijiyay inuu socdo baaritaanka, balse waxaa uu diiday inuu bixiyo macluumaad dheeraad ah.<\/p>\n<p>Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshada hareeyay nuqul ka mid ah Baasaboorka Agaasime kuxigeenka NISA Fahad Yaasiin oo isugu jira mid Kenyan iyo Soomaali oo ku yaalla Viisooyin kala duwan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53320\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c2.jpg\" alt=\"45c2\" width=\"512\" height=\"656\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c2.jpg 512w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c2-234x300.jpg 234w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c2-292x374.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a><\/p>\n<h4><em><strong>Fahad Yasin Baasaboorkiisa Soomaaliga<\/strong><\/em><\/h4>\n<p>Eedeymahan oo labadii maalmood siweyn u qabsaday baraha bulshada wali kama uusan jawaabin taliyaha hay\u2019adda NISA Fahad Yaasiin oo dhinaca kale ah shaqsi siweyn ugu dhaw madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Aug 2018 (Puntlandes) Dowladda Kenya ayaa waxay ku hawlan tahay baaris ku saabsan sida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53316,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2239,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53315"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53333,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53315\/revisions\/53333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53316"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}