{"id":5332,"date":"2014-12-26T17:26:52","date_gmt":"2014-12-26T16:26:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5332"},"modified":"2014-12-26T17:26:52","modified_gmt":"2014-12-26T16:26:52","slug":"shariif-xasan-oo-bari-ku-wajahan-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=5332","title":{"rendered":"Shariif Xasan oo Bari ku wajahan Kismayo"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi oo uu horkacayo madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa maalinta Bari ah ku wajahan magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Ujeedada socdaalka wafdiga Shariif Xasan ee Kismaayo ayaa ku qotonta dhowr qodob oo ay ugu muhiimsan yihiin siduu taageero siyaasadeed oo wanaagsan ula yeelan lahaa \u00a0DG Jubaland.<\/p>\n<p>Booqashada wafdiga Shariif Xasan ayaa lagu wadaa inay qaadato laba maalmood iyadoo kulamo u dhaxeeya labada madaxweyne ay ka dhici doonaan madaxtooyada Kismaayo.<\/p>\n<p>Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa lagu wadaa inay Gaashaaanbuur siyaasadeed la noqoto dowlad goboleedka Koonfur Galbeediyo DFS ta Xasan Sheekh .<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi oo uu horkacayo madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan ayaa maalinta Bari ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-5332","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1496,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=5332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5333,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/5332\/revisions\/5333"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=5332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=5332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=5332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}