{"id":53367,"date":"2018-08-23T21:07:53","date_gmt":"2018-08-23T19:07:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53367"},"modified":"2018-08-23T21:07:53","modified_gmt":"2018-08-23T19:07:53","slug":"madaxweynaha-cusub-ee-dowlad-deegaanka-soomaalida-oo-amray-in-la-bedelo-magaca-iyo-calanka-ddsi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53367","title":{"rendered":"Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida oo amray in la bedelo magaca iyo calanka DDSI"},"content":{"rendered":"<p>23 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa amray in magaca Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu badalo \u201cSomali State\u201d iyo in sidoo kale la soo celiyo calankii hore ee ay ku jirtay xidigta Somaliweyn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53368\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8.jpg\" alt=\"45c8\" width=\"624\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8.jpg 624w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8-300x178.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45c8-292x173.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Amarkan oo ah kii ugu horeeyay ee uu soo saaro Madaxweynaha cusub ee Maamulka Somali State ayaa sidoo kale waxa uu ku fasaxay in maamulkiisa la dhaliilo karo.<\/p>\n<p>Daawo khudbadii\u00a0Madaxweynaha cusub<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mp-DLsihgIM\" width=\"585\" height=\"358\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Hase yeeshee Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar waxaa uu ka digay 2 arrin oo aan laga ogoleyn maamulkiisa iyo guud ahaan Itoobiya.<\/p>\n<ol>\n<li>In qabaa\u2019ilka la isku dhufto, oo ah reer hebel oo ka kac, waa la oran karaa reer hebel ayaa wax badsaday, reer hebel ayaa yaa yaacaya, waxaa la oran karaa Mustafa ayaa meesha yimid oo reerkoodii ayaa yaacaya, waa la oran karaa waxaad dhib ma leh, laakin reer hebelow reer hebel ku duula, waa qalad.<\/li>\n<li>Waxaa kale oo qalad ah, wixii diinta iyo akhlaaqda ay diideyso, sawiro qaawan, aflagaaddo, cay noocaas ah, wixii intaas ka baxsan wax walbo waa laga hadli karaa\u201d.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Madaxweynaha cusub ee Soomaalida Itoobiya ayaan hore uga mid ahayn xisbigii talada hayay waxana lagu wadaa in uu la yimaado isbedel xoog leh.<\/p>\n<p>Daawo muuqaalka<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nuwsznTZucg\" width=\"680\" height=\"558\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha cusub ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustaf Muxumed Cumar ayaa amray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53367","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1881,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53369,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53367\/revisions\/53369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53368"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}