{"id":53391,"date":"2018-08-26T14:11:41","date_gmt":"2018-08-26T12:11:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53391"},"modified":"2018-08-26T14:11:41","modified_gmt":"2018-08-26T12:11:41","slug":"shir-arrimaha-socdaalka-ku-saabsan-oo-muqdisho-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53391","title":{"rendered":"Shir Arrimaha Socdaalka ku saabsan oo Muqdisho ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>26 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir looga hadlayo wada shaqeynta hey\u2019addaha ka howlgala\u00a0albaabada Dalka laga soo galo ama looga baxo sida; Xuduudaha dhulka, Garoomada diyaaradaha iyo Dekadaha.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53392\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a.jpg\" alt=\"45d2a\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45d2a-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka oo furitaankiisa goob joog ay ka ahaayeen mas\u2019uuliyiin kala duwan ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa sida ugu muhiimsan ee lagu adkeyn karo xiriirka wada shaqeyneyd ee ka dhaxeeya dhammaan hey\u2019adaha ka howlgala meelaha wadanka laga soo galo.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, gaashaanle sare Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in u jeedka kulanka ay tahay helitaanka iskaashi buuxa oo dhex mara dhammaan laamaha howshoodu tahay albaabada dalka\u00a0 laga soo galo ama looga baxo.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay, xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir, Taliyaha Ciidanka booliiska Soomaaliya, sareeyo gaas Bashiir Cabdi Maxamed, Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga, Mudane Maxamuud Maxamed Boonow iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Hey\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53392,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1125,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53393,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53391\/revisions\/53393"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53392"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}