{"id":53482,"date":"2018-08-30T07:44:05","date_gmt":"2018-08-30T05:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53482"},"modified":"2018-08-30T07:44:05","modified_gmt":"2018-08-30T05:44:05","slug":"madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-xasan-sheekh-maxamuud-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=53482","title":{"rendered":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>30 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, oo muddo sanad ka badan ka maqnaa dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45f6a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-53483\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45f6a2.jpg\" alt=\"45f6a2\" width=\"586\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45f6a2.jpg 586w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45f6a2-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45f6a2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/45f6a2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 586px) 100vw, 586px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Safarka Xasan Sheikh Maxamuud, wuxuu yimid kadib markii madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu safar dheer dalka kaga ambabaxay maalintii shalay.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa waxaa Garoonka kusoo dhaweeyey wasiiro ka tirsan Dowladda\u00a0badan oo labada Aqal ka tirsan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Ujeedada socdaalka madaxweynaha, ayaa waxaa wararka sheegayaan inay la xiriirto ka shaqeynta xisbi uu hogaamin doono, kaasi oo ka qeyb galaya doorashada soo socota ee ka dhacayso dalka Soomaaliya kaasoo lagu dhawaaqayo bartamaha bisha soo socota.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale waxay sheegayaan in inta badan xubnaha mucaaradka ay kamid noqon doonaan xisbiga cusub ee uu abaabulkiisa wado.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Aug 2018 (Puntlandes)\u00a0Waxaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":53483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-53482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1479,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=53482"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53484,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/53482\/revisions\/53484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/53483"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=53482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=53482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=53482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}